{"id":143766,"date":"2020-03-27T10:14:01","date_gmt":"2020-03-27T07:14:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143766"},"modified":"2020-03-27T10:14:01","modified_gmt":"2020-03-27T07:14:01","slug":"ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/","title":{"rendered":"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegayo inuu halkaas cudurka Coronavirus ugu geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Marxuum Maxamed Salaad ayaa la xanuunsanayey cudurka Coronavirus, waxaana ugu dambeyntii la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurkaas.<\/p>\n<p>Waa muwaadinkii afaraad oo u dhashay Soomaaliya oo dalka Ingiriiska ugu geeriyooday cudurkan Coronavirus oo dhibaato xoog leh ku hayo Adduunyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in xaaska marxuumka geeriyooday iyo carruurtiisaba ay la xanuunsanayaan cudurkaas inkastoo dhakhaatiirta ay sheegeyn in caafimaadkooda uu fiican yahay.<\/p>\n<p>Guud ahaan tirada Soomaalida la xaqiijiyey ee ku nool ingiriiska kuwaas oo la xanuunsanayo cudurkaan ayaa la sheegay inay gaarayaan illaa 16 qof.<\/p>\n<p>Halkan dalka Swden ay gaarayaan 19 .<\/p>\n<p>Ra\u2019iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo wiil uu dhalay oo Daahir lagu magacaabo ayaa ka mid ah Soomaalida London ku nool, ee uu soo ritay Coronavirus.<\/p>\n<p>Boqortooyada UK ayaa laga diiwaangeliyay kiisas gaaraya 11,658 oo caabuqa COVID-19 ah, waxaana ugu dhimatay 578 qof, shalay oo keliyana waxaa ugu geeriyootay 113 ruux.<\/p>\n<p>Caalamka oo idil waxaa laga xaqiijiyay in laga diiwaangeliyay 510,108 kiis oo la xiriira caabuqa COVID-19, ee ka dhashay fayriska Corona, waxaana u geeriyootay 22,290, halka ay ka soo bogsadeen 120,000, sida ku cad xog uruurin ay samaysay Jaamacadda Johns Hopkins.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegayo inuu halkaas cudurka Coronavirus ugu geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Salaad. Marxuum Maxamed Salaad ayaa la xanuunsanayey cudurka Coronavirus, waxaana ugu dambeyntii la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurkaas. Waa muwaadinkii afaraad oo u dhashay Soomaaliya oo dalka Ingiriiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143767,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143766","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegayo inuu halkaas cudurka Coronavirus ugu geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Salaad. Marxuum Maxamed Salaad ayaa la xanuunsanayey cudurka Coronavirus, waxaana ugu dambeyntii la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurkaas. Waa muwaadinkii afaraad oo u dhashay Soomaaliya oo dalka Ingiriiska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-27T07:14:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/\",\"name\":\"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-27T07:14:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg\",\"width\":720,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegayo inuu halkaas cudurka Coronavirus ugu geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Salaad. Marxuum Maxamed Salaad ayaa la xanuunsanayey cudurka Coronavirus, waxaana ugu dambeyntii la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurkaas. Waa muwaadinkii afaraad oo u dhashay Soomaaliya oo dalka Ingiriiska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-27T07:14:01+00:00","og_image":[{"width":720,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/","name":"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg","datePublished":"2020-03-27T07:14:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/p086qbqx.jpg","width":720,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-noqday-dalkii-labaad-ee-somalida-ugu-badan-u-dhintaan-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ingiriiska oo noqday dalkii labaad ee somalida ugu badan u dhintaan Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143766"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143768,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143766\/revisions\/143768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143767"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}