{"id":143769,"date":"2020-03-27T10:20:16","date_gmt":"2020-03-27T07:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143769"},"modified":"2020-03-27T10:20:16","modified_gmt":"2020-03-27T07:20:16","slug":"sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/","title":{"rendered":"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Turkey ayaa ku eedeysay Sacuudi Carabiya inay dunida ka qarisay tirada dadkii tegay cumrada ee laga helay cudurka Coronavirus, taasi oo halis gelisay dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaas.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Turkey Suleyman Soylu ayaa sheegay in kiisaskii ugu horreeyey ee Coronavirus ee Turkey la helay kaliya kadib markii baaritaan lagu sameeyey dadkii dalkaas u dhashay ee kasoo laabtay Sacuudiga.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ka hor dadkaas, aan Turkiga lagu arkay wax kiisas ah oo la xiriira Coronavirus.<\/p>\n<p>\u201cSacuudi Carabiya naguma wergelin annaga iyo dunida kaleba kiisaska Coronavirus,\u201d ayuu yiri yiri Suleyman Soylu oo la hadlay wakaaladda warraka Turkey ee Anadolu.<\/p>\n<p>\u201cMarkii dadka ay kasoo laabteen cumrada, wasaaradda caafimaadka waxay qaaday tallaabooyin kadib markii qaarkood laga helay Coronavirus, waxaana la geeyey xarumo lagu hayo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Turkey ayaa waxay xaqiijisay in 75 qof ay cudurkaas ugu dhinteen dalka, halka guud ahaan uu sameeyey 3,629 qof. Si kastaba Turkey ma aysan diiwaan-gelin wax kiisas ah ka hor inta aan laga helin dadkii kasoo laabtay cumrada.<\/p>\n<p>Turkey ayaa waxay xanuunkan ka baartay 40,000 qof, kadib markii Shiinaha ay ka heshay 50,000 oo ah qalab 15 daqiiqo gudahood ku sheega natiijada baaritaanka. Waxay sidoo kale fileysaa inay maanta hesho 300,000 oo kale oo ah aaladaha tijaabada oo ka imanaya Shiinaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkey ayaa ku eedeysay Sacuudi Carabiya inay dunida ka qarisay tirada dadkii tegay cumrada ee laga helay cudurka Coronavirus, taasi oo halis gelisay dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaas. Wasiirka arrimaha gudaha Turkey Suleyman Soylu ayaa sheegay in kiisaskii ugu horreeyey ee Coronavirus ee Turkey la helay kaliya kadib markii baaritaan lagu sameeyey dadkii dalkaas u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143770,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkey ayaa ku eedeysay Sacuudi Carabiya inay dunida ka qarisay tirada dadkii tegay cumrada ee laga helay cudurka Coronavirus, taasi oo halis gelisay dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaas. Wasiirka arrimaha gudaha Turkey Suleyman Soylu ayaa sheegay in kiisaskii ugu horreeyey ee Coronavirus ee Turkey la helay kaliya kadib markii baaritaan lagu sameeyey dadkii dalkaas u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-27T07:20:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/\",\"name\":\"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png\",\"datePublished\":\"2020-03-27T07:20:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus - Wardoon","og_description":"Turkey ayaa ku eedeysay Sacuudi Carabiya inay dunida ka qarisay tirada dadkii tegay cumrada ee laga helay cudurka Coronavirus, taasi oo halis gelisay dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaas. Wasiirka arrimaha gudaha Turkey Suleyman Soylu ayaa sheegay in kiisaskii ugu horreeyey ee Coronavirus ee Turkey la helay kaliya kadib markii baaritaan lagu sameeyey dadkii dalkaas u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-27T07:20:16+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/","name":"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png","datePublished":"2020-03-27T07:20:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1024px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg_.png","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-qarisay-tirada-dadka-qaba-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sacuudi Carabiya oo qarisay tirada dadka qaba Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143769"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143771,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143769\/revisions\/143771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143770"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}