{"id":143777,"date":"2020-03-27T10:37:20","date_gmt":"2020-03-27T07:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143777"},"modified":"2020-03-27T10:37:20","modified_gmt":"2020-03-27T07:37:20","slug":"donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/","title":{"rendered":"Donald Trump  oo gargaar weydiistay caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump ayaa baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaasoo ah inay la soo gaaraan qalab caafimaad oo muhiim u ah wax ka qabashada cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalkaas iyo dalal kale oo caalamka ka tirsan, sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa doonaya in laga caawiyo qalab ay ka mid yihiin mashiinka neefta ka caawiya dadka uu naqaska ku dhago, dawada gacmaha lagu nadiifiyo, maryaha sanka iyo afka lagu xirto, qalabka wajiga lagu xirto, dharka qafilan ee dhakhaatiirta iyo kalkaaliyayaasha ay xirtaan iyo kuwa kale oo badan oo gacan ka geysan kara wax ka qabashada xanuunka.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale Mareykanka dalbaday in codsigiisa mudnaan gaar ah la siiyo, maadaama fayraska corona uu kusii faafayo guud ahaan dalkaas.<\/p>\n<p>TV-ga CNN ee Mareykanka ayaa kusoo warrantay in ay heshay dukumenti muujinaya in Mareykanka uu diblomaasiyiinta dalalka caalamka u fadhiya Washington ka dalbaday 25 shey oo agab caafimmaad ah, kuwaasoo ay sheegtay in aad loogu baahan yahay xilligan.<br \/>\nSarkaal ka tirsan maamulka Trump ayaa wargeyska The New York Times u sheegay in Mareykanka uu xitaa gargaar caafimaad weydiistay Shiinaha oo uu Trump horey ugu eedeeyay in aysan wax badan ka qabanin faafidda fayraska.<\/p>\n<p>Illaa iyo haddana ma cadda inta dal ee aqbashay codsiga Mareykanka, balse dhowaan ayey aheyd markii dowlada Turkiga ay Maraykanka u dirtay dayuurad weyn oo siday shixnad gargaar oo ka koobnaa qalab caafimaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump ayaa baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaasoo ah inay la soo gaaraan qalab caafimaad oo muhiim u ah wax ka qabashada cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalkaas iyo dalal kale oo caalamka ka tirsan, sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka. Mareykanka ayaa doonaya in laga caawiyo qalab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143778,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump ayaa baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaasoo ah inay la soo gaaraan qalab caafimaad oo muhiim u ah wax ka qabashada cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalkaas iyo dalal kale oo caalamka ka tirsan, sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka. Mareykanka ayaa doonaya in laga caawiyo qalab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-27T07:37:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"619\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/\",\"name\":\"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-27T07:37:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg\",\"width\":1100,\"height\":619,\"caption\":\"President Donald Trump addresses the Nation from the Oval Office about the widening coronavirus crisis, Wednesday, March, 11, 2020. (POOL PHOTO by Doug Mills\/The New York Times) NYTVIRUS NYTCREDIT: Doug Mills\/The New York Times\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump ayaa baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaasoo ah inay la soo gaaraan qalab caafimaad oo muhiim u ah wax ka qabashada cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalkaas iyo dalal kale oo caalamka ka tirsan, sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka. Mareykanka ayaa doonaya in laga caawiyo qalab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-27T07:37:20+00:00","og_image":[{"width":1100,"height":619,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/","name":"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg","datePublished":"2020-03-27T07:37:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/200311211631-donald-trump-oval-office-march-11-2020-04-super-tease.jpg","width":1100,"height":619,"caption":"President Donald Trump addresses the Nation from the Oval Office about the widening coronavirus crisis, Wednesday, March, 11, 2020. (POOL PHOTO by Doug Mills\/The New York Times) NYTVIRUS NYTCREDIT: Doug Mills\/The New York Times"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-gargaar-weydiistay-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Donald Trump oo gargaar weydiistay caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143777"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143779,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143777\/revisions\/143779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143778"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}