{"id":143780,"date":"2020-03-27T13:30:44","date_gmt":"2020-03-27T10:30:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143780"},"modified":"2020-03-27T13:30:44","modified_gmt":"2020-03-27T10:30:44","slug":"df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/","title":{"rendered":"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dawladda Soomaaliya ayaa ku wareejisay gargaar loogu talogalay cudurka Corona (COVID-19), gaar ahaana ka hortaga iyo diyaar garowga ay ugu jirto Soomaaliya dawlad gobaleedyada dalka.<\/p>\n<p>Gargaarkan Caafimaadka ayaa ahaa midkii uu keenay Maalqabeenka u dhashay dalka Shiinaha ee Ali Baba, waxaana ay dawladda Faderaalka, gaar ahaana wasaaradda Caafimaadku maanta ku wareejisay dawlad gobaleedyada oo ay ugu horeyaan Puntland &amp; Somaliland.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in qeybinta qalabkan caafimaad uu yahay bilowga koowaad, si deg deg looga hortago musiibada sii faafaysa ee caabuqan uu keenay.<\/p>\n<p>Waxaana warkan lagu sheegay barta Facebookga ee wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee Soomaaliya, iyadoo sidaas oo kale la xaqiijiyey in la gaarsiin doono dhammaan dawlad gobaleedyada oo dhan si looga hortago fiditaanka caabuqan oo aduunyada oo dhan la welwelsan tahay.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-143780 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/1-34\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"678\" height=\"509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-559x420.jpeg 559w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/2-3-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"678\" height=\"509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-3-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-3-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-3-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-3-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-3-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-3-1-559x420.jpg 559w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/3-3-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"678\" height=\"509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-3-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-3-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-3-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-3-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-3-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-3-1-559x420.jpg 559w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dawladda Soomaaliya ayaa ku wareejisay gargaar loogu talogalay cudurka Corona (COVID-19), gaar ahaana ka hortaga iyo diyaar garowga ay ugu jirto Soomaaliya dawlad gobaleedyada dalka. Gargaarkan Caafimaadka ayaa ahaa midkii uu keenay Maalqabeenka u dhashay dalka Shiinaha ee Ali Baba, waxaana ay dawladda Faderaalka, gaar ahaana wasaaradda Caafimaadku maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143781,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dawladda Soomaaliya ayaa ku wareejisay gargaar loogu talogalay cudurka Corona (COVID-19), gaar ahaana ka hortaga iyo diyaar garowga ay ugu jirto Soomaaliya dawlad gobaleedyada dalka. Gargaarkan Caafimaadka ayaa ahaa midkii uu keenay Maalqabeenka u dhashay dalka Shiinaha ee Ali Baba, waxaana ay dawladda Faderaalka, gaar ahaana wasaaradda Caafimaadku maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-27T10:30:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/\",\"name\":\"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-03-27T10:30:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg\",\"width\":678,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dawladda Soomaaliya ayaa ku wareejisay gargaar loogu talogalay cudurka Corona (COVID-19), gaar ahaana ka hortaga iyo diyaar garowga ay ugu jirto Soomaaliya dawlad gobaleedyada dalka. Gargaarkan Caafimaadka ayaa ahaa midkii uu keenay Maalqabeenka u dhashay dalka Shiinaha ee Ali Baba, waxaana ay dawladda Faderaalka, gaar ahaana wasaaradda Caafimaadku maanta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-27T10:30:44+00:00","og_image":[{"width":678,"height":509,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/","name":"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg","datePublished":"2020-03-27T10:30:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpeg","width":678,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-gargaar-deg-deg-ah-ku-wareejisay-puntland-somalilandsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF Soomaaliya oo gargaar deg deg ah ku wareejisay Puntland, Somaliland+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143780"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143780"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143784,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143780\/revisions\/143784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143781"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}