{"id":143813,"date":"2020-03-28T13:13:04","date_gmt":"2020-03-28T10:13:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143813"},"modified":"2020-03-28T13:13:04","modified_gmt":"2020-03-28T10:13:04","slug":"duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/","title":{"rendered":"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey"},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Dawlada Soomaaliya oo Faafinta Rasmiga ah la geliyey ayaa waxa lagu sheegay in la joojiyey Dhamaan Duulimaadyadii Dalka taas oo hore loo joojiyey Duulimaadyadii Caalamiga aheyd.<\/p>\n<p>Waxa Hadda la joojiyey duulimaadyada Gudaha Ee Gobollada aadi jiray,taas oo la sheegay in culeys badan dadka soo wajihi karo.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in dhamaadka 29 Bishaan oo Habeen Dambe ku beegan ay bilaabaneyso Xanibaadaasi.<\/p>\n<p>Waxa la amray Shaqaalaha iyo Duuliyeyaasha Diyaaradaha inay u hogaansamaan Amarkaan soo baxay oo wixii ka dambeeya Isniinta wax duulimaad ah Dalka oo dhan laga sameyn karin Gudaha iyo kuwii Caalamiga ahaa.<\/p>\n<p>Dawlada Soomaaliya Oo Sii Kordhisey Ilaa Amar dambena la sheegay in Duulimaadyada Caalamiga ah ay sii jiri doonto Xanibaadii la saaray.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143814\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91207270_10158245254301214_4903868391556644864_n-696x902-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"902\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91207270_10158245254301214_4903868391556644864_n-696x902-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91207270_10158245254301214_4903868391556644864_n-696x902-1-231x300.jpg 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91207270_10158245254301214_4903868391556644864_n-696x902-1-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Dawlada Soomaaliya oo Faafinta Rasmiga ah la geliyey ayaa waxa lagu sheegay in la joojiyey Dhamaan Duulimaadyadii Dalka taas oo hore loo joojiyey Duulimaadyadii Caalamiga aheyd. Waxa Hadda la joojiyey duulimaadyada Gudaha Ee Gobollada aadi jiray,taas oo la sheegay in culeys badan dadka soo wajihi karo. Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143697,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War kasoo baxay Dawlada Soomaaliya oo Faafinta Rasmiga ah la geliyey ayaa waxa lagu sheegay in la joojiyey Dhamaan Duulimaadyadii Dalka taas oo hore loo joojiyey Duulimaadyadii Caalamiga aheyd. Waxa Hadda la joojiyey duulimaadyada Gudaha Ee Gobollada aadi jiray,taas oo la sheegay in culeys badan dadka soo wajihi karo. Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-28T10:13:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/\",\"name\":\"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-28T10:13:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey - Wardoon","og_description":"War kasoo baxay Dawlada Soomaaliya oo Faafinta Rasmiga ah la geliyey ayaa waxa lagu sheegay in la joojiyey Dhamaan Duulimaadyadii Dalka taas oo hore loo joojiyey Duulimaadyadii Caalamiga aheyd. Waxa Hadda la joojiyey duulimaadyada Gudaha Ee Gobollada aadi jiray,taas oo la sheegay in culeys badan dadka soo wajihi karo. Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-28T10:13:04+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/","name":"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","datePublished":"2020-03-28T10:13:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duulimaadyadii-gudaha-soomaaliya-oo-la-joojiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya Oo La Joojiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143813"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143815,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143813\/revisions\/143815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143697"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}