{"id":143817,"date":"2020-03-28T20:58:45","date_gmt":"2020-03-28T17:58:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143817"},"modified":"2020-03-28T20:58:45","modified_gmt":"2020-03-28T17:58:45","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay ujeedka ay Wasaaradda ula wareegeyso Iskuulka 15 May oo ay maamulayeen Guddiga waxbarashada reer Masar, iyadoo ardayda dhiganeysay Iskuulka ay si lacag la\u2019aan ah wax ku baran jireen.<\/p>\n<p>Wasiir Goodax oo wareysi siiyey Idaacadda BBC ayaa been abuur ku tilmaamay war ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in sababta ay dowladda ula wareegtay iskuulkaas ay tahay amar kasoo baxay Dowladda Itoobiya oo xiriir la leh khilaafka dowladaas kala dhaxeeyo Masar.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143820\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-31.png\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"235\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-31.png 500w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-31-300x141.png 300w\" sizes=\"(max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaan arkaayay baraha bulshada iyo baraha internet-ka arrimaha Soomaalida ka hadlo xildhibaanno ka hadlaayo, aniga xildhibaannadaas, xildhibaanno siyaasadda ka dhacay oo dowladnimada iyo wadaniyadooda ay aad u hoosayso ayaan aaminsanahay inay yihiin\u201d. ayuu yiri C\/llaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayey ujeedka ay Wasaaradda Waxbarashada ka leedahay la wareegitaanka iskuulkaas ayaa sheegay inay ula wareegeen si ay wasaaradda ugu qabsato shaqooyinkeeda.<\/p>\n<p>\u201cIn go\u2019aan iskuul ku yaal Xamar oo aan dadkeenna ugu danaynayno oo aan howlaheenna ku qabsanayno ay yiraahdaan dowladda amar ayaa meel laga soo siiyay waa u wadaninimo xumo waana u dadnimo xumo. Waxay rabaan oo kale ha sameeyaan laakiin inay tacliinta siyaasadeeyaan waa u dadnimo xumo.\u201dayuu yiri Wasiir Goodax.<\/p>\n<p>Qoraal ay qortay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa lagu war-geliyey Guddiga Waxbarashada reer Masar ee Soomaaliya in dowladda ay kala wareegeyso maamulka iskuulka 15 May, ayada oo la isku raacay in kala wareegista ay dhacdo 20-ka April 2020.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegtay inay Dugsigan 15 May ka dhigi doonta Machadka Tababarka Macallimiinta Gabdhaha Soomaaliyeed, si sare loogu qaado tayada waxbarashada dalka.<\/p>\n<p>Dugsiga 15 May ayaa tan iyo sanadkii 2015 waxaa gacanta ku hayay Guddiga Waxbarashada reer Masar, iyadoo Iskuulkan manhajka laga dhigayay uu ahaa manhajka waxbarashada dalka Masar oo ah waxbasradaha Hoose iyo dhexe.<\/p>\n<p>Ma cadda sababta go\u2019aanka loo qaatay iyo haddii arrintan ay ku ku lug leedahay xiriirka labada dal oo toddobaadyadii dhowaa u muquday mid aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa dhowaan ka laabatay qaraar kasoo baxay Jaamacadda Carabta oo lagu taageeray qadiyadda Masar ee muranka kala dhaxeeya Itoobiya ee salka ku haya biyo-xireenka ay Addis Ababa ka sameyneyso webiga Nile.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143819\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91397985_1624401111047418_9165387852349964288_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91397985_1624401111047418_9165387852349964288_n.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91397985_1624401111047418_9165387852349964288_n-218x300.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/91397985_1624401111047418_9165387852349964288_n-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay ujeedka ay Wasaaradda ula wareegeyso Iskuulka 15 May oo ay maamulayeen Guddiga waxbarashada reer Masar, iyadoo ardayda dhiganeysay Iskuulka ay si lacag la\u2019aan ah wax ku baran jireen. Wasiir Goodax oo wareysi siiyey Idaacadda BBC ayaa been abuur ku tilmaamay war ay sheegeen xildhibaano ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143818,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay ujeedka ay Wasaaradda ula wareegeyso Iskuulka 15 May oo ay maamulayeen Guddiga waxbarashada reer Masar, iyadoo ardayda dhiganeysay Iskuulka ay si lacag la\u2019aan ah wax ku baran jireen. Wasiir Goodax oo wareysi siiyey Idaacadda BBC ayaa been abuur ku tilmaamay war ay sheegeen xildhibaano ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-28T17:58:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/\",\"name\":\"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png\",\"datePublished\":\"2020-03-28T17:58:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png\",\"width\":696,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may - Wardoon","og_description":"Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay ujeedka ay Wasaaradda ula wareegeyso Iskuulka 15 May oo ay maamulayeen Guddiga waxbarashada reer Masar, iyadoo ardayda dhiganeysay Iskuulka ay si lacag la\u2019aan ah wax ku baran jireen. Wasiir Goodax oo wareysi siiyey Idaacadda BBC ayaa been abuur ku tilmaamay war ay sheegeen xildhibaano ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-28T17:58:45+00:00","og_image":[{"width":696,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/","name":"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png","datePublished":"2020-03-28T17:58:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/wasiir-cabdullaahi-goodax-barre.png","width":696,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-hadlay-sababta-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-15-may\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sababta ay ula wareegayaan Iskuulka 15 may"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143817"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143821,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143817\/revisions\/143821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143818"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}