{"id":143822,"date":"2020-03-28T21:07:56","date_gmt":"2020-03-28T18:07:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143822"},"modified":"2020-03-28T22:15:34","modified_gmt":"2020-03-28T19:15:34","slug":"daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Waddani iyo Ucid, Cabdiraxmaan Cirro iyo Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si wada-jir ah uga horyimid deyn-cafinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Biixi, Ciro iyo Faysal ayaa sharraxaad ka bixiyey Aragtida Somaliland ee ku aaddan go\u2019aanka uu Baanka adduunku deynta kaga cafiyey Soomaaliya oo sida ay sheegeen aan lagu caddaynin doorkii ay Somaliland ku lahayd deyn cafintaas iyo xuquuqdii ay u lahayd in taladeeda wax laga weydiiyo oo u muuqata mid la duudsiyey.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ugu horeyntii sheegay in Somaliland ay tahay dal madax-bannaan oo gaarkiisa u taagan, waxana uu Baanka adduunka u diray farriin uu ku caddaynayo in deymaha Soomaaliya laga dhaafay aanay ahayn wax u yaalla Somaliland, Wuxuuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cBaanka Adduunka waxanu leenahay labadaas dawladood ee 1960-kii isu tegay ee 1991-kiina kala baxay mid walba sideeda iyo gaarkeeda ayaa loola macaamilayaa, Somaliland haddii la leeyahay kuma ictiraafsanin oo kula macaamili maynno\u201d.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxa aad ka dhaafteen iyo waxa u qabanaysaan idinka ayey idin taallaa, annaguse Somaliland baannu nahay, wixii nalagala hadlayo annagaa nalagala xaajoonayaa oo naloo soo marin maayo cid kale\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas sii raaciyey \u201cMadax-bannaannida iyo ictiraafkaad sheegaysaan waa kaannu ka baxnay ee ka dagaallanay ee aannu goonida u joogno ee aannu dawladda ka dhisannay\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XVnUPY9_w-A\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa isaguna carabka ku adkeeyay in Somaliland iyo Soomaaliya kala yihiin laba dal oo mid weliba arrimihiisa u madaxa bannaan yahay, islamarkaana haddii si dhab ah loo eegayo shuruudaha dhabta ah ee deymaha lagu bixiyo iyaduna Somaliland xaq u leedahay, Wuxuuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cHaddii cid lacag la siinayo in Somaliland oo maanta nabad-gelyo iyo horumar u baxday in la siiyo ayey ahayd, lacagtanna waxa loogu talo galay inay ku ololeeyaan yaryarkaa Villa Soomaaliya qabsaday\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMarkaa in dadka loo dhuubo oo la waalo ma aha, lacagtaas waxannu leenahay Somaliland wixii la siinayo laba dal oo isu tegay baynnu ahayn oo mid wuu dhisan yahaye in waxayaga saami naloo siiyo ayey ahayd\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9x80bEcxZDI\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa isaguna dhiniciisa sheegay in Baanka aduunku uu ka leexday wadadii saxda aheyd ee dunidu ay kula macaamisho Somaliland, maadama ay tahay dal u madax banaan qaraaradiisa masiiriga.<\/p>\n<p>\u201cSida madaxweynuhu sheegay waxaynnu isku raacsannahay in Somaliland yihiin laba dal oo jaar ah oo walaalo ah, Baankana waxannu leenahay waxa ku waajib ah inuu ula kala dhaqmo Soomaaliya iyo Somaliland\u201d ayuu yiri Guddoomiye Ciro.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas sii raaciyey \u201cJamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliyana 1991-kii baa isugu dambaysay wax-isugu-jirkoodii, inkasta oo aynaan helin ictiraaf, haddana dunidu waxay inoola dhaqantaa Somaliland ahaan, waxannu doonaynaa inuu Baankuna Somaliland ula dhaqmo Somaliland, wixii la siinayona toos loo siiyo oo aan cidna loo soo marin\u201d.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Guddoomiyeyaasha Mucaaridka Somaliland waxa kale oo ay sheegen inay ka xun yihiin go\u2019aankii Golaha Wakiilada Somaliland uu maanta ku diiday inuu Kalsooni buuxda siiyo Xubnihii mucaaridka ee Komishanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxay si wada-jir ah Farriin ugu direen Shacabka Somaliland, midaasi oo ku aadaneyd ka hortaga caabuqa faraha ba\u2019an ku haya dunida ee Coronavirus, iyagoona ku booriyey inay raacaan tilmaamaha caafimaad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bXnt49oyttU\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143825\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-7.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-7.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-7-300x188.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-7-768x480.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-7-696x435.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-7-672x420.jpg 672w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Waddani iyo Ucid, Cabdiraxmaan Cirro iyo Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si wada-jir ah uga horyimid deyn-cafinta Soomaaliya. Biixi, Ciro iyo Faysal ayaa sharraxaad ka bixiyey Aragtida Somaliland ee ku aaddan go\u2019aanka uu Baanka adduunku deynta kaga cafiyey Soomaaliya oo sida ay sheegeen aan lagu caddaynin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143823,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Waddani iyo Ucid, Cabdiraxmaan Cirro iyo Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si wada-jir ah uga horyimid deyn-cafinta Soomaaliya. Biixi, Ciro iyo Faysal ayaa sharraxaad ka bixiyey Aragtida Somaliland ee ku aaddan go\u2019aanka uu Baanka adduunku deynta kaga cafiyey Soomaaliya oo sida ay sheegeen aan lagu caddaynin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-28T18:07:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-28T19:15:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"323\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/\",\"name\":\"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png\",\"datePublished\":\"2020-03-28T18:07:56+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-28T19:15:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png\",\"width\":512,\"height\":323},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Waddani iyo Ucid, Cabdiraxmaan Cirro iyo Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si wada-jir ah uga horyimid deyn-cafinta Soomaaliya. Biixi, Ciro iyo Faysal ayaa sharraxaad ka bixiyey Aragtida Somaliland ee ku aaddan go\u2019aanka uu Baanka adduunku deynta kaga cafiyey Soomaaliya oo sida ay sheegeen aan lagu caddaynin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-28T18:07:56+00:00","article_modified_time":"2020-03-28T19:15:34+00:00","og_image":[{"width":512,"height":323,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/","name":"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png","datePublished":"2020-03-28T18:07:56+00:00","dateModified":"2020-03-28T19:15:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-2.png","width":512,"height":323},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-cirro-iyo-faysal-oo-weeraray-baanka-aduunka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Muuse Biixi, Cirro iyo Faysal oo weeraray Baanka aduunka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143822"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143822"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143829,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143822\/revisions\/143829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143823"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}