{"id":143860,"date":"2020-03-30T09:39:44","date_gmt":"2020-03-30T06:39:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143860"},"modified":"2020-03-30T09:39:44","modified_gmt":"2020-03-30T06:39:44","slug":"dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/","title":{"rendered":"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la soo warinayaa in ay kordheen dilka iyo tacadiyada kale ee loo geysanayo caruurta, dumarka iyo waayeelka, kuwaas oo ku nool degaan qiyaastii 40 km oo dhanka xeebta ah kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Sawiradan ayaa muujinaya in koox maleeshiyaad ah ay weerareen guri ay daganaayeen dad xoolo dhaqato ah islamarkaana ay dil iyo dhaawac ugu geesteen dad ay ku jiraan caruur iyo waayeelo.<\/p>\n<p>Sidoo kale dilka iyo dhaawacii ugu dambeeyay ee waayeelka iyo caruurta loo geestay ayaa daba socda dilka iyo gowraca ugu yaraan 4 canug oo kale oo ka yar da\u2019da 10 sano. Sidoo kale wararka aan helnay ayaa sheegaya in dil iyo kufsi loo geestay dumar maato ah.<\/p>\n<p>Arimahaan oo dhan ayaa daba socda dagaal beeleed muddo bilooyin ah ka socda duleedka Kismaayo waxaana ka sii daraya xaalada degaanka.<\/p>\n<p>Boqolaal shacab ah oo isugu jira beeraleey iyo xoolo dhaqato ayaa isaga baxay degaanka. Waxaa sidoo kale la soo sheegayaa in tobaneeyo dad ah oo ay ku jiraan caruur iyo dumar in la dhigay Isbitaalka guud ee Kismaayo, waxaana ku jira kuwa ay xaaladooda aad u liidato.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ayaa u muuqda in uu ku guul dareestay joojinta xasuuqa degaanka ka socda, halka dadaalo ay culumada iyo odayaasha sameeyeen aysan natiijo wanaagsan ka soo bixin.<\/p>\n<p>Abaabulka iyo isu hub aruursiga ayaa wali ka socda duleedka Kismaayo, waxaana jira warar sheegaya in dad siyaasiin ah ay hurinayaan colaad beeleedka Kismaayo kuwaas oo ka dhax raadinaya dano dhaqaale iyo mid siyaasadeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143861\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg 810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM-768x1024.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143862\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.40-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.40-AM.jpeg 810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.40-AM-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.40-AM-768x1024.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.40-AM-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.40-AM-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143863\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.43-AM-696x928-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.43-AM-696x928-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.43-AM-696x928-1-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.43-AM-696x928-1-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la soo warinayaa in ay kordheen dilka iyo tacadiyada kale ee loo geysanayo caruurta, dumarka iyo waayeelka, kuwaas oo ku nool degaan qiyaastii 40 km oo dhanka xeebta ah kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Sawiradan ayaa muujinaya in koox maleeshiyaad ah ay weerareen guri ay daganaayeen dad xoolo dhaqato ah islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143861,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143860","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa la soo warinayaa in ay kordheen dilka iyo tacadiyada kale ee loo geysanayo caruurta, dumarka iyo waayeelka, kuwaas oo ku nool degaan qiyaastii 40 km oo dhanka xeebta ah kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Sawiradan ayaa muujinaya in koox maleeshiyaad ah ay weerareen guri ay daganaayeen dad xoolo dhaqato ah islamarkaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-30T06:39:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/\",\"name\":\"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-03-30T06:39:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg\",\"width\":810,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Waxaa la soo warinayaa in ay kordheen dilka iyo tacadiyada kale ee loo geysanayo caruurta, dumarka iyo waayeelka, kuwaas oo ku nool degaan qiyaastii 40 km oo dhanka xeebta ah kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Sawiradan ayaa muujinaya in koox maleeshiyaad ah ay weerareen guri ay daganaayeen dad xoolo dhaqato ah islamarkaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-30T06:39:44+00:00","og_image":[{"width":810,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/","name":"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg","datePublished":"2020-03-30T06:39:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-29-at-10.58.39-AM.jpeg","width":810,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saqiiro-gowrac-ah-ookabilowday-agagaarka-kismaayo-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal saqiiro gowrac ah ookabilowday agagaarka Kismaayo +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143860"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143860"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143865,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143860\/revisions\/143865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143861"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}