{"id":143897,"date":"2020-03-31T09:17:08","date_gmt":"2020-03-31T06:17:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143897"},"modified":"2020-03-31T09:17:08","modified_gmt":"2020-03-31T06:17:08","slug":"dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airlines ugu hoggaansami la\u2019dahay go\u2019aanka ay dowladda Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jiray dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa qiray in diyaaradaasi ay si joogto ah uga degto magaalada Hargeysa ee Somaliland, isla markaana duullimaadkeeda la iskaga daayey sababo jira, in kastoo sababahaas uusan si qota dheer uga hadlin.<\/p>\n<p>\u201cOgolaansho aan siinay diyaaradaas ma jirto, ku meel gaar ama fasax caadi ah toona, waxayna hadda ka degtaa Hargeysa, balse waxay keentaa dad Soomaaliyeed, sida aad ogtihiina qofkii ka yimaada dalka dibadiisa 14 maalin oo karaantiil ah ayaa la geliyaa, marka safarada diyaaradaas waa xaalad gooni ah,\u201d ayuu yiri wasiirka duulista hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in markii laga reebo Ethiopian Airlines ay diyaaradaha kale fasax ka qaataan dowladda Soomaaliya, si ay uga degaan magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira diyaarado kale oo sida dawooyin iyo qalab caafimaad oo anaga fasax naga heysta, kuwaas oo ka dega magaalada Hargeysa. Hadda waxaa Hargeysa ka degaya diyaarad daawo sida oo aan anagu fasaxnay, sidaas ayaana u fasaxnaa diyaaradaha gargaarka sida ee ka degaya Hargeysa, ileen waa lagama marmaan\u2019e,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey wasiir Oomaar.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wasiir Oomaar ayaa dadka xuduudaha kasoo gelaya Soomaaliya oo dhan ka dalbaday in ay joogaan goobahooda oo aysan dalka soo gelin inta ay taagan tahay khatarta cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>\u201cDadka xuduudaha kasoo gelaya guud ahaan dalka, waxaan ka codsaneynaa in cudurkan uu Ilaahey naga dhaafinaayo qof kasta meesha uu ku suganyahay in uu iska joogo, oo aysan noo imaanin qof kasta meesha uu joogo Allaha ku nabad yeelee\u201dayuu yiri wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wasiir Oomaar ayaa dadka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay raacaan tilmaamaha ay bixineyso wasaaradda caafimaadka, Allaah-na ay baryaan in uusan dalkeena ka badbaadiyo cudurkaas dunida aafeeyey, isagoo soo jeediyey in aan lagu mashquulin diyaarad ay dowladdu fasaxday iyo mid ay joojisay toona.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa maalin ka hor dhaqan gelisay go\u2019aan ay ku joojisay duullimaadyadii gudaha dalka, iyadoo horay u dhaqan gelisay go\u2019aan ay ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa, waxaase xusid mudan in diyaaradda Ethiopian Airlines oo sida rakaab caadi ah ay markey duunto ka degto magaalada Hargeysa, iyadoo dalka aysan ka shaqeyn wax duullimaad ah, markii laga reebo diyaarado sida dawooyin iyo qalab caafimaad.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-143897-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/DF-oo-markii-u-horeysay-ka-hadashay-sababta-shirkada-Ethiopian.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/DF-oo-markii-u-horeysay-ka-hadashay-sababta-shirkada-Ethiopian.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/DF-oo-markii-u-horeysay-ka-hadashay-sababta-shirkada-Ethiopian.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airlines ugu hoggaansami la\u2019dahay go\u2019aanka ay dowladda Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jiray dalka. Wasiirka ayaa qiray in diyaaradaasi ay si joogto ah uga degto magaalada Hargeysa ee Somaliland, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143899,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airlines ugu hoggaansami la\u2019dahay go\u2019aanka ay dowladda Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jiray dalka. Wasiirka ayaa qiray in diyaaradaasi ay si joogto ah uga degto magaalada Hargeysa ee Somaliland, isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-31T06:17:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"868\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-31T06:17:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg\",\"width\":868,\"height\":406},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso - Wardoon","og_description":"Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airlines ugu hoggaansami la\u2019dahay go\u2019aanka ay dowladda Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jiray dalka. Wasiirka ayaa qiray in diyaaradaasi ay si joogto ah uga degto magaalada Hargeysa ee Somaliland, isla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-31T06:17:08+00:00","og_image":[{"width":868,"height":406,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/","name":"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg","datePublished":"2020-03-31T06:17:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ethiopian-Airlines-Dreamliner.jpg","width":868,"height":406},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ethiopian-airlines-fasax-nagama-qadato-markay-dalka-soogalayso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Ethiopian Airlines fasax nagama qadato markay dalka soogalayso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143897"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143897\/revisions\/143900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}