{"id":143901,"date":"2020-03-31T09:41:02","date_gmt":"2020-03-31T06:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143901"},"modified":"2020-03-31T09:41:02","modified_gmt":"2020-03-31T06:41:02","slug":"maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/","title":{"rendered":"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000"},"content":{"rendered":"<p>Tirada dadka Mareykanka u dhintay coronavirus ayaa kor u dhaafay 3,000 oo qof, sida laga soo xigtay xogta laga sii daayay Isniintii shalay Jaamacadda Johns Hopkins.<\/p>\n<p>Saynisyahan sare oo Mareykan ah, Dr. Anthony Fauci ayaa soo saaray saadaalin taxaddar uu la socdo oo ah in cudurka coronavirus uu dalka Mareykanka ku dili karo dad gaaraya 200,000 oo qof.<\/p>\n<p>Dr. Fauci oo hoggaamiya cilmi-baarista cudurrada faafa ee Machadka Caafimaadka ee Qaranka, ayaa hoos u dhigay saadaasha ugu xun ee ah in cudurka uu dili karo hal milyan oo qof, wuxuuna taa beddelkeeda bixiyey qiyaas cusub oo ah in dhimashada ay u dhaxeyn karto 100,000 ilaa 200,000.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, Fauci oo xubin ka ah guddiga madaxweyne Trump u xil saaray xakameynta cudurka, ayaa ka digay inaan loo qaban haddii tirada aysan sax noqon.<\/p>\n<p>\u201cMa doonayo in taas la ii qabto\u2026waa wax is-beddelaya mar walba, si fudud ayaad ku qaldami karta oo aad ku marin habaabin kartaa shacabka,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Cudurka COVID-19 ayaa si xooggan ugu dhuftay Mareykanka toddobaadyadii dhowaa, si la mid ah qeybo ka mid ah Asia iyo Yurub.<\/p>\n<p>Kadib markii Mareykanka laga xaqiijiyey dhimashadii ugu horreysey ee ka dhalatay cudurka 29-kii Febraayo, waxay qaadatay ha bil in tirada gaarto kun qof, hase yeeshee kadib, laba maalin gudahood ayey ku gaartay 3000 oo qof.<\/p>\n<p>\u201cTani waa habka ay cudurada ugu faafaan si caalami ah, waana taas waxa aan dhammaanteen ka walaacsanahay, oo aan digniinta sare ugu qaadeyno,\u201d waxaa sidaas tiri Dr. Deborah Birx, oo ah isu-duwanah guddiga Aqalka Cad u xil saaray xakameynta cudurka, \u201cMa jiro doono gobol ama magaalo ka bad-baadi doonta,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Dalka Mareykanka ayaa ah dalka laga xaqiijiyey kiisaska ugu badan caalamka ee la xiriira Coronavirus, wuxuuna fayruska ku haleelay in ka badan 143,00 oo qof, oo 2,514 ka mid ah ay geeriyoodeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uTTN0v2cdC0\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tirada dadka Mareykanka u dhintay coronavirus ayaa kor u dhaafay 3,000 oo qof, sida laga soo xigtay xogta laga sii daayay Isniintii shalay Jaamacadda Johns Hopkins. Saynisyahan sare oo Mareykan ah, Dr. Anthony Fauci ayaa soo saaray saadaalin taxaddar uu la socdo oo ah in cudurka coronavirus uu dalka Mareykanka ku dili karo dad gaaraya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143903,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tirada dadka Mareykanka u dhintay coronavirus ayaa kor u dhaafay 3,000 oo qof, sida laga soo xigtay xogta laga sii daayay Isniintii shalay Jaamacadda Johns Hopkins. Saynisyahan sare oo Mareykan ah, Dr. Anthony Fauci ayaa soo saaray saadaalin taxaddar uu la socdo oo ah in cudurka coronavirus uu dalka Mareykanka ku dili karo dad gaaraya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-31T06:41:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/\",\"name\":\"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-31T06:41:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000 - Wardoon","og_description":"Tirada dadka Mareykanka u dhintay coronavirus ayaa kor u dhaafay 3,000 oo qof, sida laga soo xigtay xogta laga sii daayay Isniintii shalay Jaamacadda Johns Hopkins. Saynisyahan sare oo Mareykan ah, Dr. Anthony Fauci ayaa soo saaray saadaalin taxaddar uu la socdo oo ah in cudurka coronavirus uu dalka Mareykanka ku dili karo dad gaaraya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-31T06:41:02+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/","name":"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg","datePublished":"2020-03-31T06:41:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-6.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-dadka-u-geeriyooday-coronavirus-oo-gaartay-3000\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka: Dadka u Geeriyooday Coronavirus oo gaartay 3000"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143901"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143901"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143904,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143901\/revisions\/143904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}