{"id":143916,"date":"2020-03-31T21:27:44","date_gmt":"2020-03-31T18:27:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143916"},"modified":"2020-03-31T21:30:17","modified_gmt":"2020-03-31T18:30:17","slug":"daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba  Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa hadda si rasmiya u xaqiijisay in gudaha deegaanadeeda laga helay Kiisas la xiriira cudurka faraha ba\u2019an ku haya dunida ee Coronavirus.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa laga helay Labo qof oo qaba cudurka Coronavirus, sida uu hadda shaaciyey Wasiirka caafimaadka Somaliland oo magaalada Hargeysa kula hadlay warbaahinta.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Kiisaskan la xaqiijiyey kadib markii dheecaankooda loo diray dalka dibada, isla markaana ay cadaatay inay qabaan cudurkaasi.<\/p>\n<p>Labadan qof ee laga helay ayaa midkood waxa uu ka yimid dalka Shiinaha, halka qofka kalena uu yahay Muwaadin reer Somaliland ah.<\/p>\n<p>Kiisaskan la xiriira xanuunka Coronavirus ayaa laga helay magaalooyinka Berbera iyo Burco, sida uu sheegay Wasiirka caafimaadka Somaliland.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa hore diyaar garow xoogan ugu jirtay ka hortaga Coronavirus, inkasta oo la aaminsan-yahay in sidii loogu baahna aysan uga gaashaaman cudurkan, maadama ay madaarka Hargeysa ka soo dagayeen dad ay siday diyaarada Ethiopian Airlines.<\/p>\n<p>Waxaana sii labo jibaarmatay cabsidii ay bulshada reer Somaliland ka qabeen cudurkan, maadama ay xukuumadu goordhoweyd xaqiijisay Labadaasi kiis ee la xiriira Coronavirus.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8_gvBqgFddA\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa hadda si rasmiya u xaqiijisay in gudaha deegaanadeeda laga helay Kiisas la xiriira cudurka faraha ba\u2019an ku haya dunida ee Coronavirus. Somaliland ayaa laga helay Labo qof oo qaba cudurka Coronavirus, sida uu hadda shaaciyey Wasiirka caafimaadka Somaliland oo magaalada Hargeysa kula hadlay warbaahinta. Wasiirka ayaa sheegay in Kiisaskan la xaqiijiyey kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143919,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa hadda si rasmiya u xaqiijisay in gudaha deegaanadeeda laga helay Kiisas la xiriira cudurka faraha ba\u2019an ku haya dunida ee Coronavirus. Somaliland ayaa laga helay Labo qof oo qaba cudurka Coronavirus, sida uu hadda shaaciyey Wasiirka caafimaadka Somaliland oo magaalada Hargeysa kula hadlay warbaahinta. Wasiirka ayaa sheegay in Kiisaskan la xaqiijiyey kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-31T18:27:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-31T18:30:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"655\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/\",\"name\":\"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png\",\"datePublished\":\"2020-03-31T18:27:44+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-31T18:30:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png\",\"width\":655,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa hadda si rasmiya u xaqiijisay in gudaha deegaanadeeda laga helay Kiisas la xiriira cudurka faraha ba\u2019an ku haya dunida ee Coronavirus. Somaliland ayaa laga helay Labo qof oo qaba cudurka Coronavirus, sida uu hadda shaaciyey Wasiirka caafimaadka Somaliland oo magaalada Hargeysa kula hadlay warbaahinta. Wasiirka ayaa sheegay in Kiisaskan la xaqiijiyey kadib [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-31T18:27:44+00:00","article_modified_time":"2020-03-31T18:30:17+00:00","og_image":[{"width":655,"height":399,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/","name":"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png","datePublished":"2020-03-31T18:27:44+00:00","dateModified":"2020-03-31T18:30:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-32.png","width":655,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-laga-helay-laba-qof-oo-qaba-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Somaliland oo laga helay laba qof oo qaba Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143916"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143917,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143916\/revisions\/143917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143919"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}