{"id":143931,"date":"2020-04-01T17:09:31","date_gmt":"2020-04-01T14:09:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143931"},"modified":"2020-04-01T17:09:31","modified_gmt":"2020-04-01T14:09:31","slug":"dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax.<\/p>\n<p>Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Labada musharax ayaa waxaa ay codadka u kala heleen, 84 Cod waxaa helay Dr. Cali Saciid Fiqi oo noqdey guddoomiyaha baarlamanka halka 2 Cod uu helay musharixii la tartamayay ee Maxamed Cabdiraxmaan, waxaana halaabey 8 Cod.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqey in xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed uu ku guuleystay xildhibaan Cali Saciid Fiqi.<\/p>\n<p>Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa aad uga hooseysay doorashooyinka kale Guddoonka Baarlamaanka dowlad goboleedyada, maadaama xamaasadda tartankaas uu aad u hooseeyay, marka loo eego in hal musharax kaliya ahaa ninka la hadal hayay.<\/p>\n<p>Fiqi ayaa aad ugu dhow madaxtooyada Soomaaliya, oo la rumeysan yahay inay ka dalbatay inuu xilkaas qabto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143932,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-01T14:09:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/\",\"name\":\"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-01T14:09:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg\",\"width\":552,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed - Wardoon","og_description":"Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-01T14:09:31+00:00","og_image":[{"width":552,"height":367,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/","name":"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg","datePublished":"2020-04-01T14:09:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/91701551_1671128053044942_956957604477665280_n.jpg","width":552,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cali-saciid-fiqi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-baarlamaanka-k-galbeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka K\/Galbeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143931"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143933,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143931\/revisions\/143933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143932"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}