{"id":143943,"date":"2020-04-02T12:46:38","date_gmt":"2020-04-02T09:46:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143943"},"modified":"2020-04-02T12:50:23","modified_gmt":"2020-04-02T09:50:23","slug":"dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/","title":{"rendered":"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo oo maalmihii dhowaa ka socday duleedka magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo warramayaa inuu sii xoogeystay islamarkaana ay dad badan ku dhinteen, saakayna uu halkaasi ka socdo<\/p>\n<p>Sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa Galbeedka Kismaayo, waxaana la isku adeegsanayaa hubka fudud iyo kuwa culus.<\/p>\n<p>In ka badan 50 qof ayaa lagu waramay in ay ku geeriyootay colaad muddo isbuuc ah ka oogan duleedka galbeed ee caasimada ku meelgaarka maamulka Jubaland ee Kismaayo.<\/p>\n<p>Dadkaan dhintay ayaa waxaa la sheegay isugu jiraan dad shacab ah iyo dhinacyadda dagaalamay oo maleeyshiyo beeleed.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas waxay ku darayaan in colaada oo wali taagan ay salka ku hayso dhul daaqsimeed iyo aanooyin la xiriira qabiil.<\/p>\n<p>Tobanaan kale oo dhaawacyo ay kasoo gaareen isku dhacyadda ayaa la tilmaamay in la dhigay Isbitaalka guud ee Kismaayo.<\/p>\n<p>Colaada ayaa waxaa lasoo warinayaa in ay saaka mar kale qaraxdey, isla markaana dhinacyadda ay wadaan hub-uruursi xoogan.<\/p>\n<p>Maamulka Jubaland ayaa sheegay inay dhawaan ciidamo u dirayaan deegaanada dagaalka uu ka socdo, balse weli kuma guuleysan inay joojiyaan dagaalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zUOGTmD_i_s\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo oo maalmihii dhowaa ka socday duleedka magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo warramayaa inuu sii xoogeystay islamarkaana ay dad badan ku dhinteen, saakayna uu halkaasi ka socdo Sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa Galbeedka Kismaayo, waxaana la isku adeegsanayaa hubka fudud iyo kuwa culus. In ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143944,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo oo maalmihii dhowaa ka socday duleedka magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo warramayaa inuu sii xoogeystay islamarkaana ay dad badan ku dhinteen, saakayna uu halkaasi ka socdo Sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa Galbeedka Kismaayo, waxaana la isku adeegsanayaa hubka fudud iyo kuwa culus. In ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-02T09:46:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-02T09:50:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/\",\"name\":\"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-04-02T09:46:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-02T09:50:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO - Wardoon","og_description":"Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo oo maalmihii dhowaa ka socday duleedka magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo warramayaa inuu sii xoogeystay islamarkaana ay dad badan ku dhinteen, saakayna uu halkaasi ka socdo Sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa Galbeedka Kismaayo, waxaana la isku adeegsanayaa hubka fudud iyo kuwa culus. In ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-02T09:46:38+00:00","article_modified_time":"2020-04-02T09:50:23+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/","name":"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg","datePublished":"2020-04-02T09:46:38+00:00","dateModified":"2020-04-02T09:50:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/large.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-beeleedkii-kismaayo-oosii-xoogaystay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal Beeleedkii Kismaayo oo sii xoogaystay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143943"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143943"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143946,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143943\/revisions\/143946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}