{"id":143968,"date":"2020-04-02T22:28:08","date_gmt":"2020-04-02T19:28:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143968"},"modified":"2020-04-02T22:30:01","modified_gmt":"2020-04-02T19:30:01","slug":"somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aysan kasoo degi karin garoomada deegaanadeeda.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa diyaaradaha shirkadahaas ku eedeysay in ay u hoggaansameen amarkii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay hey\u2019adda madaarada Somaliland ayaa lagu sheegay in shirkadahaas lagu war gelinayo in aysan soo caga dhiga karin garoomada diyaaradaha Somaliland ilaa amar dambe.<\/p>\n<p>Somaliland qoraalka ay kasoo saartay duullimaadyada shirkadahaas si cad uguma shaacin sababta ka dambeeysa, balse ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xukuumaddu ku tuhuntay shirkadahan in ay u hoggaansameen amarkii dawladda Soomaaliya, kaas oo lagu hakiyey dhamaan duullimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jiray dalka, iyadoo markii dambena joojisay kuwii gudaha, si looga hor tago faafidda cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Labadaas shirkadood ee Fly Dubia iyo Air Arabia waxaa laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, waxuuna dalkaasi joojiyey dhamaan duullimaadyada diyaaradaha rakaabka ah.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in shirkadda Ethiopia Airline aysan joojin oo weli ka degto magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, halkaas oo ay keento rakaab kuwo kalena ay ka qaado, iyadoo inta badan isku socodkii dunida loo hakiyey cabsida sii kordheysa ee Coronavirus.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MgZeNgAAmNA\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aysan kasoo degi karin garoomada deegaanadeeda. Somaliland ayaa diyaaradaha shirkadahaas ku eedeysay in ay u hoggaansameen amarkii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa. War qoraal ah oo kasoo baxay hey\u2019adda madaarada Somaliland ayaa lagu sheegay in shirkadahaas lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143970,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aysan kasoo degi karin garoomada deegaanadeeda. Somaliland ayaa diyaaradaha shirkadahaas ku eedeysay in ay u hoggaansameen amarkii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa. War qoraal ah oo kasoo baxay hey\u2019adda madaarada Somaliland ayaa lagu sheegay in shirkadahaas lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-02T19:28:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-02T19:30:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/\",\"name\":\"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-02T19:28:08+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-02T19:30:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aysan kasoo degi karin garoomada deegaanadeeda. Somaliland ayaa diyaaradaha shirkadahaas ku eedeysay in ay u hoggaansameen amarkii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku joojisay duullimaadyadii caalamiga ahaa. War qoraal ah oo kasoo baxay hey\u2019adda madaarada Somaliland ayaa lagu sheegay in shirkadahaas lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-02T19:28:08+00:00","article_modified_time":"2020-04-02T19:30:01+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/","name":"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg","datePublished":"2020-04-02T19:28:08+00:00","dateModified":"2020-04-02T19:30:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-laga-joojiyay-flay-dubai-iyo-air-arabia-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland Oo Laga Joojiyay Flay-dubai Iyo Air-arabia +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143968"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143969,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143968\/revisions\/143969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143970"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}