{"id":143986,"date":"2020-04-03T09:48:59","date_gmt":"2020-04-03T06:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143986"},"modified":"2020-04-03T09:48:59","modified_gmt":"2020-04-03T06:48:59","slug":"walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/","title":{"rendered":"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka tagaan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dadka deeganka iyo maleeshiyaad hubeysan.<\/p>\n<p>Xalay fiidkii ayaa waxaa Goobjoogayaal ay sheegen in degmada Walanweyn uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,kaas oo dhexmarey rag hubeysan oo ka tirsan dadka degmada Walanweyn iyo maleeshiyaad kale oo isla degmada ku sugan.<\/p>\n<p>Dad ku sugan degmada Walanweyn ayaa sheegaya in xiisada ay salka ku heyso isqabqabsi la xiriira dhinaca Maamulka ah,iyada oo la sheegay in Xubno Xildhibaano ah oo deegaankaasi tegay ay sheegeen in ay u sameynayaan Maamul,hayeeshee dadka degmada qaarkood ay kaso horjeesteen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in saaka degmada walanweyn ay ka taagan tahay xisad dhaxeysa raggii dagaalamey,waxaana dadka degmada ay sheegayana in ay cabsi dareemayaan,inta badana weli aan la furin Goobihii Ganacsiga qaarkood ee degmada Walanweyn.<\/p>\n<p>Maamulka Koonfur Galbeed weli kama hadlin dagaalka ka dhacay degmada Walanweyn iyo xiisada ka taagan oo u dhaxeysa maleeshiyaad kamid ah dadka ku nool degmada Walanweyn iyo maleeshiyaad kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka tagaan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dadka deeganka iyo maleeshiyaad hubeysan. Xalay fiidkii ayaa waxaa Goobjoogayaal ay sheegen in degmada Walanweyn uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,kaas oo dhexmarey rag hubeysan oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143987,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Walanweyn oo dagaal qarka usaaran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka tagaan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dadka deeganka iyo maleeshiyaad hubeysan. Xalay fiidkii ayaa waxaa Goobjoogayaal ay sheegen in degmada Walanweyn uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,kaas oo dhexmarey rag hubeysan oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-03T06:48:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/\",\"name\":\"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-03T06:48:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka tagaan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dadka deeganka iyo maleeshiyaad hubeysan. Xalay fiidkii ayaa waxaa Goobjoogayaal ay sheegen in degmada Walanweyn uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,kaas oo dhexmarey rag hubeysan oo ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-03T06:48:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/","name":"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-04-03T06:48:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/walanweyn-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/walanweyn-oo-dagaal-qarka-usaaran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Walanweyn oo dagaal qarka usaaran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143986"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143988,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143986\/revisions\/143988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143987"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}