{"id":143992,"date":"2020-04-03T20:22:24","date_gmt":"2020-04-03T17:22:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143992"},"modified":"2020-04-03T20:26:34","modified_gmt":"2020-04-03T17:26:34","slug":"yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/","title":{"rendered":"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143993\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg\" alt=\"\" width=\"1728\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg 1728w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1728px) 100vw, 1728px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya iyo tifaftirihii hore ee BBC Somali, Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook uga hadlay eedeynta ay NISA u jeedisay weriye Haaruun Macruuf ee ah inuu \u201cleeyahay xiriiro halis ku ah amniga, kana qaadeyso tallaabo sharci\u201d. Hoos ka aqriso qoraalka Yuusuf Garaad oo dhameystiran.<\/p>\n<p>Ma ogi waxa ay NISA sheegtay in ay iyadu ka og tahay Haaruun Macruuf.<\/p>\n<p>Mana sahashan karo eedeyn ku saabsan khatar ka dhan ah Amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Haddana ma jecleysan farriinta ay NISA soo jeedisay, Goobta ay ku soo bandhigtay iyo khaanadda ay dhigtay Heybadda Dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Laba eedeymood oo ay NISA u jeedisay weriyaha ayaa ah falal ka baxsan anshaxa saxaafadda iyo xiriirro khatar ku ah Amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Anshax marin saxaafadeed Sirdoon shaqo kuma laha.<\/p>\n<p>Haddiise ay hesho xogta fal dambiyeed ka dhan ah Amniga Qaranka, waa shaqada Hey\u2019adda Sirdoonka.<\/p>\n<p>Markaas tallaabada la gudbooni waa in ay wargeliso booliiska, baaritaan uu sameeyo, ka dibna ay Xeer ilaalintu kiis ku soo oogto cidda dembiga lagu tuhmay.<\/p>\n<p>Maxkamad la wada aado. Caddeymaha eedeynta iyo Difaaca eedeysanaha dooddiisa uu isu miisaamo Garsoore. Sharcigu uu shaqeeyo.<\/p>\n<p>Dal Dimuqraaddi ah, oo sharci iyo kala dambeyn leh, hey\u2019addiisa sirdoonku weriyayaashana uguma hanjabto baraha bulshada.<\/p>\n<p>Sirdoonkuna hey\u2019adaha dalkiisa xog xasaasi ah uguma gudbiyo Saxaafadda bulshada.<\/p>\n<p>Ma jecleysanayo in aan arrimaha Hey\u2019addeenna Sirta Qaranka uga hadlo Saxaafadda Bulshada, laakiin iyada ayaa dooddaas keentay isla goobtaan.<\/p>\n<p>Su\u2019aasha Dowladda Federaalka u taallaa waxay tahay:<\/p>\n<p>Haddii Hey\u2019adda Sirdoonka ay ka adeejisay in ay u cagajugleyso weriye jooga Washington oo aad nooga fog, una shaqeeya Idaacad ay leedahay Dowladda Mareykanku, waa maxay damaanadda iyo xorriyadda ay sheegi karto in ay haystaan weriyayaasha dalka Gudihiisa jooga?<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BwdfcXoN-z4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143977\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM.png\" alt=\"\" width=\"1342\" height=\"872\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM.png 1342w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM-300x195.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM-1024x665.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM-768x499.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM-696x452.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM-1068x694.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Screen-Shot-2020-04-02-at-9.19.12-PM-646x420.png 646w\" sizes=\"(max-width: 1342px) 100vw, 1342px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya iyo tifaftirihii hore ee BBC Somali, Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook uga hadlay eedeynta ay NISA u jeedisay weriye Haaruun Macruuf ee ah inuu \u201cleeyahay xiriiro halis ku ah amniga, kana qaadeyso tallaabo sharci\u201d. Hoos ka aqriso qoraalka Yuusuf Garaad oo dhameystiran. Ma ogi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143993,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya iyo tifaftirihii hore ee BBC Somali, Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook uga hadlay eedeynta ay NISA u jeedisay weriye Haaruun Macruuf ee ah inuu \u201cleeyahay xiriiro halis ku ah amniga, kana qaadeyso tallaabo sharci\u201d. Hoos ka aqriso qoraalka Yuusuf Garaad oo dhameystiran. Ma ogi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-03T17:22:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-03T17:26:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1728\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/\",\"name\":\"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-03T17:22:24+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-03T17:26:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg\",\"width\":1728,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya iyo tifaftirihii hore ee BBC Somali, Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook uga hadlay eedeynta ay NISA u jeedisay weriye Haaruun Macruuf ee ah inuu \u201cleeyahay xiriiro halis ku ah amniga, kana qaadeyso tallaabo sharci\u201d. Hoos ka aqriso qoraalka Yuusuf Garaad oo dhameystiran. Ma ogi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-03T17:22:24+00:00","article_modified_time":"2020-04-03T17:26:34+00:00","og_image":[{"width":1728,"height":1152,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/","name":"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg","datePublished":"2020-04-03T17:22:24+00:00","dateModified":"2020-04-03T17:26:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/yuusuf-garaad.jpg","width":1728,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-layaab-kutilmaamay-hanjabaadii-nisa-ee-haaruun-macruuf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yuusuf Garaad oo layaab kutilmaamay hanjabaadii NISA ee Haaruun Macruuf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143992"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143992"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143996,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143992\/revisions\/143996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143993"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}