{"id":143995,"date":"2020-04-03T20:33:45","date_gmt":"2020-04-03T17:33:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143995"},"modified":"2020-04-03T20:33:45","modified_gmt":"2020-04-03T17:33:45","slug":"somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/","title":{"rendered":"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta ka hadashay Odayaal dhaqameed maalmihii u dambeeyay ka hadlayey wada-hadalada muddada badan hakadka ku jira ee Dowladda federaalka iyo Somaliland, oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ay ka dambeyso dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa si adag ugu hanjabtay Odayaashaasi oo uu kamid ahaa Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, maadama ay faraha la galeen arrimo uusan sharcigu u ogoleyn, sida uu sheegay Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Somaliland.<\/p>\n<p>Liibaan Yuusuf Gaaxnuug, Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegay in sharciga la tiigsan doonaan Odayaashaasi dhaqanka, maadama ay ka gudbeen xayndaabka dhaqanka, isagoona xusay in Odayaasha dhaqanka aysan go\u2019aan ka gaari karin masiirka Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa si dad-ban u sheegay in Odayaashaasi iyo dad kale oo uusan carabaabin ay qeyb ka yihiin qorshe ay dowladda federaalku ku rabto in Wada-hadalada laga qeyb-galiyo dhaqanka.<\/p>\n<p>Inkasta oo uusan wasiirku si cad u dul istaagin qorshahaasi uu sheegay, haddana waxa uu xusay in Soomaaliya ay danaheeda ka dhex arkeyso in Wada-hadalada qeyb ka noqdaan Odayaasha dhaqanku.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu dambeyntiina sheegay in Xukuumada Somaliland ay diyaar u tahay inay dib u furmaan wada-hadalada fadhiidka noqday ee kala dhaxeeya dowladda federaalka, isla markaana ay diyaar u yihiin meelkasta oo la isku waafaqo inay ka furmaan.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay ayaa waxa warbaahinta lagu arkayey Odayaal dhaqameed uu kamid yahay Suldaanka guud ee Somaliland, oo ku baaqayey in dib u furmaan wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, isla markaana laga qeyb galiyo wada-hadaladaasi odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/epKdaxjWJds\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta ka hadashay Odayaal dhaqameed maalmihii u dambeeyay ka hadlayey wada-hadalada muddada badan hakadka ku jira ee Dowladda federaalka iyo Somaliland, oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ay ka dambeyso dowladda Soomaaliya. Somaliland ayaa si adag ugu hanjabtay Odayaashaasi oo uu kamid ahaa Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, maadama ay faraha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143997,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa maanta ka hadashay Odayaal dhaqameed maalmihii u dambeeyay ka hadlayey wada-hadalada muddada badan hakadka ku jira ee Dowladda federaalka iyo Somaliland, oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ay ka dambeyso dowladda Soomaaliya. Somaliland ayaa si adag ugu hanjabtay Odayaashaasi oo uu kamid ahaa Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, maadama ay faraha la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-03T17:33:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/\",\"name\":\"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-03T17:33:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa maanta ka hadashay Odayaal dhaqameed maalmihii u dambeeyay ka hadlayey wada-hadalada muddada badan hakadka ku jira ee Dowladda federaalka iyo Somaliland, oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ay ka dambeyso dowladda Soomaaliya. Somaliland ayaa si adag ugu hanjabtay Odayaashaasi oo uu kamid ahaa Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, maadama ay faraha la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-03T17:33:45+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/","name":"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg","datePublished":"2020-04-03T17:33:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-hanjabtay-oday-dhaqameedyo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo u hanjabtay oday dhaqameedyo +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143995"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143998,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143995\/revisions\/143998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143997"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}