{"id":144018,"date":"2020-04-04T14:59:06","date_gmt":"2020-04-04T11:59:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144018"},"modified":"2020-04-04T14:59:06","modified_gmt":"2020-04-04T11:59:06","slug":"dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/","title":{"rendered":"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Maanta waxaa Cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyooday Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Odayaashii lasoo shaqeeyay Ururkii Dhallinyarada SYL.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay, isagoo maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka Coronavirus oo kusii faafaya Caalamka oo dhan, isla markaana ay u geeriyoodeen in ka badan 40 kun oo qof.<\/p>\n<p>Geerida Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa, waxaana Marxuumka uu kamid ahaa dadka farakutiriska ah ee ka noo Odayaashii lasoo shaqeeyay Ururkii Dhallinyarada SYL.<\/p>\n<p>Dalka Ingiriiska ayaa Cudurka Coronavirus waxaa ugu geeriyooday dad badan oo Soomaali ah oo uu kamid yahay Ra\u2019iiusl Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo maalmo kahor geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Maanta waxaa Cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyooday Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Odayaashii lasoo shaqeeyay Ururkii Dhallinyarada SYL. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay, isagoo maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka Coronavirus oo kusii faafaya Caalamka oo dhan, isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144019,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144018","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Maanta waxaa Cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyooday Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Odayaashii lasoo shaqeeyay Ururkii Dhallinyarada SYL. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay, isagoo maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka Coronavirus oo kusii faafaya Caalamka oo dhan, isla markaana ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-04T11:59:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/\",\"name\":\"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-04T11:59:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London - Wardoon","og_description":"Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Maanta waxaa Cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyooday Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Odayaashii lasoo shaqeeyay Ururkii Dhallinyarada SYL. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay, isagoo maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka Coronavirus oo kusii faafaya Caalamka oo dhan, isla markaana ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-04T11:59:06+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/","name":"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2020-04-04T11:59:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cabdulqaadir-cali-boolaay-oo-maanta-coronavirus-ugu-geeriyooday-london\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay Oo Maanta Coronavirus Ugu Geeriyooday London"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144018"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144018"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144020,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144018\/revisions\/144020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144019"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}