{"id":144049,"date":"2020-04-05T11:06:30","date_gmt":"2020-04-05T08:06:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144049"},"modified":"2020-04-05T11:10:37","modified_gmt":"2020-04-05T08:10:37","slug":"somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/","title":{"rendered":"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta si cad u sheegtay sababta ay u joojin laadahay Qaadka deegaanadeeda uga yimaada dalka Itoobiya oo laga diiwaan-geliyay Kiisas badan oo la xiriira Coronavirus, isla markaana la daala dhacaya cudurkaasi ku faafay dunida.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadoodu aysan ilaa hadda hayn wax kale oo dadka ka shaqeeya qaadka loogu badali lahaa haddii la joojiyo, maadama ay dad badan ka shaqeystaan iibinta qaadkaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin ayaa ku dooday in xukuumada Muuse Biixi aysan laheyn awood dhaqaale oo dadkaasi uga dhigi karto kaabid, haddii deegaanadeeda ay ka joojiso qaadka ka soo gala Itoobiya, inkasta oo uu xusay inay tilmaamooyin caafimaad siiyeen dadkaasi ka shaqeeya qaadkaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in qaadku uu yahay badeecada ugu badan ee maalintii soo gasha Somaliland, isla markaana ay dad badan ka sameeyaan lacago ay ku maareeyaan noloshooda.<\/p>\n<p>\u201cMaadama ay shaqo la\u2019aantu nagu badan tahay, ganacsiga kaliya ee ugu socodka badana waa Qaadka, oo dadka qaadka iibiya aad bey u faro badan yihiin, mana helayno wax aynu ugu badalno haddii isaga ka xidhno. Markaa waxaynu dooneyna barnaamij habeysan anagoo dadka qaadkana ka wacyi-galineyn\u201d ayuu yiri Wasiir Maxamed Kaahin.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa waxa maalintii soo gala deegaanadeeda qaad badan oo uga yimaada dhanka Itoobiya, taasi oo khubarada caafimaadku ku sheegen arrin halis ku ah caafimaadka bulshada, maadama qaadkaasi laga keeno dal uu ku faafay cudurka Coronavirus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta si cad u sheegtay sababta ay u joojin laadahay Qaadka deegaanadeeda uga yimaada dalka Itoobiya oo laga diiwaan-geliyay Kiisas badan oo la xiriira Coronavirus, isla markaana la daala dhacaya cudurkaasi ku faafay dunida. Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadoodu aysan ilaa hadda hayn wax kale oo dadka ka shaqeeya qaadka loogu badali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144051,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa maanta si cad u sheegtay sababta ay u joojin laadahay Qaadka deegaanadeeda uga yimaada dalka Itoobiya oo laga diiwaan-geliyay Kiisas badan oo la xiriira Coronavirus, isla markaana la daala dhacaya cudurkaasi ku faafay dunida. Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadoodu aysan ilaa hadda hayn wax kale oo dadka ka shaqeeya qaadka loogu badali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-05T08:06:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-05T08:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"786\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/\",\"name\":\"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-05T08:06:30+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-05T08:10:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg\",\"width\":1180,\"height\":786},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa maanta si cad u sheegtay sababta ay u joojin laadahay Qaadka deegaanadeeda uga yimaada dalka Itoobiya oo laga diiwaan-geliyay Kiisas badan oo la xiriira Coronavirus, isla markaana la daala dhacaya cudurkaasi ku faafay dunida. Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadoodu aysan ilaa hadda hayn wax kale oo dadka ka shaqeeya qaadka loogu badali [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-05T08:06:30+00:00","article_modified_time":"2020-04-05T08:10:37+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":786,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/","name":"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg","datePublished":"2020-04-05T08:06:30+00:00","dateModified":"2020-04-05T08:10:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Khat.jpg","width":1180,"height":786},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-si-cad-udiiday-joojinta-khaadka-itobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo si cad udiiday joojinta khaadka Itobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144049"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144049\/revisions\/144050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144051"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}