{"id":144083,"date":"2020-04-06T01:58:46","date_gmt":"2020-04-05T22:58:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144083"},"modified":"2020-04-06T02:00:54","modified_gmt":"2020-04-05T23:00:54","slug":"dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/","title":{"rendered":"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal xooggan oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh\/hoose ayaa caawa saqdii dhexe mar kale ka bilowday degmadaas iyo qaar kamid ah tuulooyinka ku hareereysan.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 5 tuulo oo ku yaalla agagaarka degmada Wanle-weyn uu dagaalka ka socdo, iyadoo tuulooyin kalena laga cabsi qabo inuu ku fido dagaalka.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in tuulooyinka qaar dab la qabad siiyay ayna gubanayaan guryihii ka dhisnaa, iyadoo aan la ogeyn xaalada dadkii degenaa.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa daba socda dagaalo maalmahanba labadan beelood ku dhexmarayey degmada Wanle-weyn kaasoo salka ku haya arrimo la xiriira maamulka degaanka iyo aano qabiil, waxaana ku dhintay dad ka badan 20 qof halka intaas ka badana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka ka qeyb qaadanaya dagaalkan qaarkood ayaa ku kacay falal ka baxsan bani aadamnimada iyo Islaamka, waxaana baraha bulshada la soo geliyey muuqaalo la xiriira iyagoo gubaya meydadka dad lagu dilay dagaalka, arintaasoo si weyn loo cambaareeyey, iyadoo sidoo kale ay jiraan warar sheegaya dad aano qabiil loo gowracay oo ay ku jiraan nin oday ah iyo caruur.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado ka hor ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada inay u istaagaan xallinta colaadda macno darrada ah ee beelaha walaalaha ah ku dhexmaraysa degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo ciidamada xoogga ugu dalka ugu baaqay iney kala dhex galaan beelaha dagaalamaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal xooggan oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh\/hoose ayaa caawa saqdii dhexe mar kale ka bilowday degmadaas iyo qaar kamid ah tuulooyinka ku hareereysan. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 5 tuulo oo ku yaalla agagaarka degmada Wanle-weyn uu dagaalka ka socdo, iyadoo tuulooyin kalena [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144084,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal xooggan oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh\/hoose ayaa caawa saqdii dhexe mar kale ka bilowday degmadaas iyo qaar kamid ah tuulooyinka ku hareereysan. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 5 tuulo oo ku yaalla agagaarka degmada Wanle-weyn uu dagaalka ka socdo, iyadoo tuulooyin kalena [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-05T22:58:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-05T23:00:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/\",\"name\":\"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-05T22:58:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-05T23:00:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn - Wardoon","og_description":"Dagaal xooggan oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh\/hoose ayaa caawa saqdii dhexe mar kale ka bilowday degmadaas iyo qaar kamid ah tuulooyinka ku hareereysan. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 5 tuulo oo ku yaalla agagaarka degmada Wanle-weyn uu dagaalka ka socdo, iyadoo tuulooyin kalena [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-05T22:58:46+00:00","article_modified_time":"2020-04-05T23:00:54+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/","name":"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2020-04-05T22:58:46+00:00","dateModified":"2020-04-05T23:00:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-ka-socda-degmada-wanle-weyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144083"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144085,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144083\/revisions\/144085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144084"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}