{"id":144090,"date":"2020-04-06T03:09:22","date_gmt":"2020-04-06T00:09:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144090"},"modified":"2020-04-06T03:09:22","modified_gmt":"2020-04-06T00:09:22","slug":"siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/","title":{"rendered":"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144091\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Wararka laga helayo madaxtooyada Puntland, ayaa sheegaya in uu soo if-baxay khilaaf u dhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), kaasi oo ku salaysan Isku-shaandhayn la doonayo in lagu sameeyo Golaha Xukuumadda.<\/p>\n<p>Ilo\u2019 wareedyo hoose, ayaa sheegaya in khilaafka Deni iyo Karaash uu si gaar ah u khuseeyo magacaabista wasiirada ka imaanaya gobolka Sool, kuwaas oo madaxweyne ku xigeenku doonayo in lagu tixgeliyo talada uu ka bixiyo magacaabistoooda.<\/p>\n<p>Axmed Karaash, ayaa doonaya in shakhsiyaadka laga soo magacaabayo gobolka Sool ay ku yimaadaan tala-bixintiisa, islamarkaana gobolkaas uu doorkan saami u helo wasaarado muhiim ah oo ka miisaan weyn kuwa ay haatan hayaan wasiirada gobolka Sool matala.<\/p>\n<p>Xogtu waxay intaas ku daraysaa, in kulan ay yeesheen labada nin lagu kala dhaqaaaqay, kadib markii madaxweyne Deni uu ka caga-jiiday dalab uga yimid madaxweyne ku xigeenka oo ka codsaday in wasaaradda Arrimaha gudaha dib loogu celiyo saamiga gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wasaaraddaas, waxaa xilligii Cabdiweli Gaas hayay Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde oo ka soo jeeda gobolka Sool, balse waxa haatan haya Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka soo jeeda gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada dhinac ayaa isku-maan-dhaafsan shakhsiyaadka la doonayo in laga soo magacaabo gobollada Sool , waxaana mid kastaa ku adkaysanaya go\u2019aankiisa, taasi oo dib u dhac ku keentay isku-shaandhayn madaxweynuhu ku samayn lahaa Golaha Xukuumadda.<\/p>\n<p>Isku-shaandhaynta oo la filayay in ay soo baxdo saacadaha soo socda, ayaa la sheegaya in ay mudda kooban dib u dhacday, inkastoo aan la ogayn goorta ay noqon doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo madaxtooyada Puntland, ayaa sheegaya in uu soo if-baxay khilaaf u dhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), kaasi oo ku salaysan Isku-shaandhayn la doonayo in lagu sameeyo Golaha Xukuumadda. Ilo\u2019 wareedyo hoose, ayaa sheegaya in khilaafka Deni iyo Karaash uu si gaar ah u khuseeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144091,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo madaxtooyada Puntland, ayaa sheegaya in uu soo if-baxay khilaaf u dhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), kaasi oo ku salaysan Isku-shaandhayn la doonayo in lagu sameeyo Golaha Xukuumadda. Ilo\u2019 wareedyo hoose, ayaa sheegaya in khilaafka Deni iyo Karaash uu si gaar ah u khuseeyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-06T00:09:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/\",\"name\":\"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-06T00:09:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo madaxtooyada Puntland, ayaa sheegaya in uu soo if-baxay khilaaf u dhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), kaasi oo ku salaysan Isku-shaandhayn la doonayo in lagu sameeyo Golaha Xukuumadda. Ilo\u2019 wareedyo hoose, ayaa sheegaya in khilaafka Deni iyo Karaash uu si gaar ah u khuseeyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-06T00:09:22+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/","name":"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg","datePublished":"2020-04-06T00:09:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-iyo-kuxigeenkiisa-oo-madaxa-isla-galay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SICIID DENI IYO KUXIGEENKIISA OO MADAXA ISLA-GALAY"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144090"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144090"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144093,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144090\/revisions\/144093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144091"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}