{"id":144109,"date":"2020-04-06T12:03:40","date_gmt":"2020-04-06T09:03:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144109"},"modified":"2020-04-06T12:03:40","modified_gmt":"2020-04-06T09:03:40","slug":"daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144110\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"757\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n-219x300.jpg 219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n-306x420.jpg 306w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/>Waxaa sii kordhaya dhacdooyinka argagaxa leh ee ka dhalanaya dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka tirsan dalka, iyadoo gelinkii dambe ee shalay dhalinyaro u abaabulan hab beeleed ay qof shacab ah ku gowraceen gudaha degmada Wanllaweyn, kadibna ay meydkiisa gubeen.<\/p>\n<p>Muuqaal lagu faafiyey baraha bulshada ayuu kasoo muuqday ruuxaas madaxa laga jaray oo meydkiisa la gubayo, iyadoo ay hareeraha ka taaganyihiin dhalinyaro ku faraxsan ficilka ay sameynayaan.<\/p>\n<p>Qofka sidaas loo galay waxaa la sheegay in uu ahaa nin dhalinyaro ah oo madaxa looga jiray, waxaana laga qabtay gudaha magaalada Wanllaweyn, iyadoo loo aaneynayo in uu ka dhashay mid ka mid ah, beelaha maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayey halkaas.<\/p>\n<p>Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoomiyaha degamada Wanlaweyn ku eedeysay in uu ku lug leeyahay xiisadda u dhaxeysa labadaas beelood, isla markaana uusan dhex dhexaad ka aheyn waxa ka dhacay Wanllaweyn.<\/p>\n<p>Senator Naciimo ayaa sheegtay in markii laga soo tago qofka maanta la dilay kadibna meydkiisa la gubay, isla gudaha magaalada lagu dilay laba ruux oo kale, waxayna dowladda federaalka iyo Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ka dalbatay in talaabo laga qaado guddoomiyaha degmadaas oo ay ku eedeysay in uu la saftay dhinac ka mid ah beelaha ku dagaalamaya degmadaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hayaa codad aan idinla wadaagi karo oo muujinaya in guddoomiyaha Wanlaweyn uu qeyb ka yahay dhibaatada ka dhaxeysa labada beelood, waan ka xumahay in dadkii isisii dilayaan wax dadaalo ah oo lagu kala dhex gelayana aysan jirin, hadii la isku socon karo mar hore ayaan tegi lahaa Wanllaweyn oo dadka kala dhex geli lahaa,\u201d ayey yiri Senetor Naciimo.<\/p>\n<p>Dhankiisa guddoomiyaha degmada Wanlaweyn Maxamed Fiidow Cabdiraxmaan oo ka jawaabay eedeymahaas ayaa ku tilmaamay wax aan sal iyo raad toona laheyn. Isagoo Alle ka baryey in uu ka demiyo colaadaas ku soo laalaabatay degmada uu guddoomiyaha ka yahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in colaadaan uu huriyey xildhibaan ka yimid Hir-Shabeelle oo maalmo ka hor tegay Wanllaweyn, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in Senator Naciimo iyo xildhibaano kale oo uu carabaabay aysan metelin Wanlaaweyn, isla markaana aysan ka hadli karin arimaha ka jira.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iIV0tWVqCR4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-144109-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dagaalka-Wanlaweyn-Qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay-iyo-masuuliyiin.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dagaalka-Wanlaweyn-Qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay-iyo-masuuliyiin.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dagaalka-Wanlaweyn-Qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay-iyo-masuuliyiin.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144118\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/7-1.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/7-1.jpg 719w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/7-1-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/7-1-696x929.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/7-1-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144117\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1-768x575.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/6-1-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144116\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/5.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/5.jpg 719w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/5-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/5-696x929.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/5-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144115\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4-768x575.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/4-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144114\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-1.jpg 719w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-1-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-1-696x929.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-1-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144113\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1-768x575.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-1-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144112\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1-768x575.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-1-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya dhacdooyinka argagaxa leh ee ka dhalanaya dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka tirsan dalka, iyadoo gelinkii dambe ee shalay dhalinyaro u abaabulan hab beeleed ay qof shacab ah ku gowraceen gudaha degmada Wanllaweyn, kadibna ay meydkiisa gubeen. Muuqaal lagu faafiyey baraha bulshada ayuu kasoo muuqday ruuxaas madaxa laga jaray oo meydkiisa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144110,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa sii kordhaya dhacdooyinka argagaxa leh ee ka dhalanaya dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka tirsan dalka, iyadoo gelinkii dambe ee shalay dhalinyaro u abaabulan hab beeleed ay qof shacab ah ku gowraceen gudaha degmada Wanllaweyn, kadibna ay meydkiisa gubeen. Muuqaal lagu faafiyey baraha bulshada ayuu kasoo muuqday ruuxaas madaxa laga jaray oo meydkiisa la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-06T09:03:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"757\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-06T09:03:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg\",\"width\":552,\"height\":757},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay - Wardoon","og_description":"Waxaa sii kordhaya dhacdooyinka argagaxa leh ee ka dhalanaya dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka tirsan dalka, iyadoo gelinkii dambe ee shalay dhalinyaro u abaabulan hab beeleed ay qof shacab ah ku gowraceen gudaha degmada Wanllaweyn, kadibna ay meydkiisa gubeen. Muuqaal lagu faafiyey baraha bulshada ayuu kasoo muuqday ruuxaas madaxa laga jaray oo meydkiisa la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-06T09:03:40+00:00","og_image":[{"width":552,"height":757,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/","name":"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg","datePublished":"2020-04-06T09:03:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92497436_212404776854850_490472174142881792_n.jpg","width":552,"height":757},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wanlaweyn-qof-la-gowracay-kadibna-la-gubay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wanlaweyn: Qof la gowracay kadibna la gubay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144109"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144120,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144109\/revisions\/144120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144110"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}