{"id":144174,"date":"2020-04-07T02:21:52","date_gmt":"2020-04-06T23:21:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144174"},"modified":"2020-04-07T02:21:52","modified_gmt":"2020-04-06T23:21:52","slug":"xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/","title":{"rendered":"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144175\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg\" alt=\"\" width=\"615\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg 615w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa la dhigay qeybta daryeelka deg degga ah ee isbitalka, kadib markii xaaladdiisa cudurka coronavirus ay kasii dartay, sida uu sheegay xafiiskiisa Downing Street.<\/p>\n<p>Britain ma lahan wax qorshe ah oo deggan oo la xiriira cidda shaqada sii wadeysa, haddii ra\u2019iisul wasaaraha uu noqdo mid aan wax qaban karin, hase yeeshee Johnson, oo 55 jir ah, ayaa xoghayaha arrimaha dibedda Dominic Raab weydiistay inuu shaqadiisa sii qabto.<\/p>\n<p>Johnson ayaa Axaddii la dhigay isbitalka, kadib markii 10 maalmood oo xiriir ah lagu arkayey astaamaha cudurka Coronavirus. Saraakiisha ayaa sheegay in Johnson uu dareemayey qandho heer kulkeedu sarreeyo, iyo astaamo kale oo ka mid ah kuwa cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo ku dhow xafiiska Downing Street ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in Johnson lagu xiray qalabka laga qaato neefta.<\/p>\n<p>\u201cGalabta ayaa xaaladda ra\u2019iisul wasaraaha ay kasii dartay, waxaana kadib talo ka timid dhaqaatiirtiisa la dhigay qeybta xaaladda deg degga ah ee isbitaalka,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeen u hadlay xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Xafiiska Downing Street ayaa sheegay in go\u2019aanka Johnson lagu dhigay qeybta xaaladda deg degga ah, loo qaatay si loo muujiyo taxaddar dheeri ah.<\/p>\n<p>Johnson ayaa 27-kii March ku dhowaaqay in cudurka laga helay, wuxuuna wixii markaa ka dambeeyey ku sugnaa xaalad go\u2019doon ah, isaga oo degan qeyb kore oo ka tirsan dhismaha xafiiskiisa Downing Street.<\/p>\n<p>Britain ayaa waxa ay bartamaha kaga jirtaa faafitaan xooggan oo uu sameynayo cudurka Coronavirus, ayada oo dalkaas laga xaqiijiyey ku dhowaad 50,000 oo kiis iyo dhimashada ku dhowaad 5,000 oo qof illaa hadda.<\/p>\n<p>Johnson waa hoggaamiyaha ugu magaca dheer caalamka ee uu cudurkan ku dhacay, hase yeeshee wasiirkiisa caafimaadka Matt Hancock, iyo dhaxal-sugaha boqortooyada UK Prince Charles, ayaa labadaba laga helay cudurka, inkasta oo ay kadib kasoo kabteen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/uk-52192604\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa la dhigay qeybta daryeelka deg degga ah ee isbitalka, kadib markii xaaladdiisa cudurka coronavirus ay kasii dartay, sida uu sheegay xafiiskiisa Downing Street. Britain ma lahan wax qorshe ah oo deggan oo la xiriira cidda shaqada sii wadeysa, haddii ra\u2019iisul wasaaraha uu noqdo mid aan wax qaban karin, hase [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144175,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa la dhigay qeybta daryeelka deg degga ah ee isbitalka, kadib markii xaaladdiisa cudurka coronavirus ay kasii dartay, sida uu sheegay xafiiskiisa Downing Street. Britain ma lahan wax qorshe ah oo deggan oo la xiriira cidda shaqada sii wadeysa, haddii ra\u2019iisul wasaaraha uu noqdo mid aan wax qaban karin, hase [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-06T23:21:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"409\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/\",\"name\":\"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-06T23:21:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg\",\"width\":615,\"height\":409},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa la dhigay qeybta daryeelka deg degga ah ee isbitalka, kadib markii xaaladdiisa cudurka coronavirus ay kasii dartay, sida uu sheegay xafiiskiisa Downing Street. Britain ma lahan wax qorshe ah oo deggan oo la xiriira cidda shaqada sii wadeysa, haddii ra\u2019iisul wasaaraha uu noqdo mid aan wax qaban karin, hase [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-06T23:21:52+00:00","og_image":[{"width":615,"height":409,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/","name":"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg","datePublished":"2020-04-06T23:21:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1_JS208900642.jpg","width":615,"height":409},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-raisal-wasaaraha-uk-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaladda Raisal wasaaraha Uk oo kasii dartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144174"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144177,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144174\/revisions\/144177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144175"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}