{"id":144237,"date":"2020-04-08T12:37:33","date_gmt":"2020-04-08T09:37:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144237"},"modified":"2020-04-08T12:37:33","modified_gmt":"2020-04-08T09:37:33","slug":"daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Wanlaweyn ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday magaaladaasi.<\/p>\n<p>Shuute oo kulan gaar ah la qaatay maamulka iyo odoyaasha dhaqanka ayaa wuxuu u sheegay in aan loo dul-qaadan doonin sii socoshada coladaasi, isaga oo tilmaamay in cadaalada la horkeeni doono dadkii ka dambeeyey dhibaatooyinkii ka dhacay halkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu amray ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo dhowaan la geeyey Wanlaweyn in ay maleeshiyaadka weli dhibaatada ka wada degmadaasi ku soo qabtaan nolol ama geeri mid-kood.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Danab ayaan u dirtay Wanlaweyn, waxaana amarnay in ay tallaabo ka qaadaan dadka ku lugta leh dagaal beeleedyada dhacdooyinka naxdinta leh laga dhaxday, waxaan sidoo kale amarnay in Nolol ama Geeri ay kusoo qabtaan Shaqsiyaadka dhibaatada wada, xitaa waxaa uu amarkaan taabanaa dadka difaacaya\u201d ayuu yiri guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in la joogo doorka maxkamadda ciidamada, maadaama la dhibaateeyey dad birimageydo ah oo aan waxba geysanin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu carabka ku dhuftay in maalmaha socdo ay maxkamadda ka soo hor muuqan doonaan shaqsiyaadkii geystay gubidda, dilalkii ka dhacay halkaasi.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa dhacdooyin argagax leh lag soo warinayey degmada Wanlaweyn oo ay ka soo cusboonaadeen dagaallo sokeeye oo u dhexeeya laba beelood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" width=\"875\" height=\"492\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dNKlpZq5q8s\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" class=\"alignnone size-full wp-image-144238\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369598_242163556925207_1124404970460807168_n-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" class=\"alignnone size-full wp-image-144239\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" class=\"alignnone size-full wp-image-144240\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Wanlaweyn-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png\" alt=\"\" width=\"588\" height=\"477\" class=\"alignnone size-full wp-image-144241\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png 588w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15-300x243.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15-518x420.png 518w\" sizes=\"(max-width: 588px) 100vw, 588px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1.png\" alt=\"\" width=\"684\" height=\"477\" class=\"alignnone size-full wp-image-144242\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1.png 684w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-300x209.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-100x70.png 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-602x420.png 602w\" sizes=\"(max-width: 684px) 100vw, 684px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Wanlaweyn ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday magaaladaasi. Shuute oo kulan gaar ah la qaatay maamulka iyo odoyaasha dhaqanka ayaa wuxuu u sheegay in aan loo dul-qaadan doonin sii socoshada coladaasi, isaga oo tilmaamay in cadaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144239,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Wanlaweyn ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday magaaladaasi. Shuute oo kulan gaar ah la qaatay maamulka iyo odoyaasha dhaqanka ayaa wuxuu u sheegay in aan loo dul-qaadan doonin sii socoshada coladaasi, isaga oo tilmaamay in cadaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-08T09:37:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/\",\"name\":\"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png\",\"datePublished\":\"2020-04-08T09:37:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Wanlaweyn ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday magaaladaasi. Shuute oo kulan gaar ah la qaatay maamulka iyo odoyaasha dhaqanka ayaa wuxuu u sheegay in aan loo dul-qaadan doonin sii socoshada coladaasi, isaga oo tilmaamay in cadaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-08T09:37:33+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/","name":"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png","datePublished":"2020-04-08T09:37:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/vlcsnap-2020-04-08-09h29m53s206-696x392-1.png","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-danab-oo-lagu-amray-inay-sooqabtaan-dadkii-dadka-gubay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Ciidamada Danab oo lagu amray inay sooqabtaan dadkii dadka gubay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144237"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144237"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144244,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144237\/revisions\/144244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144239"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}