{"id":144266,"date":"2020-04-09T11:42:21","date_gmt":"2020-04-09T08:42:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144266"},"modified":"2020-04-09T11:42:21","modified_gmt":"2020-04-09T08:42:21","slug":"xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa xalay dib ugu laabtey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kadib markii habeen ka hor uu safar deg deg ah ku tegay Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xaaf oo sheegay in uu u tanaasuley Shacabka Galmudug ayaa maalmo ka hor waxaa uu tegay Magaalada dhuusamareeb, isaga oo kulan la qaatey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.<\/p>\n<p>War Kooban oo kasoo baxey Xafiiska Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in safarka deg dega ahaa ee uu ku tegay Magaalada Gaalkacyo uu ahaa mid isaga u gaar ah,hayeeshee uu dib ugu laabtey Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>\u201cDad badan ayaa siyaabo kala duwan u dhigay safarka Madaxweynaha balse waxaanu u cadeyneyna in arimo gaar u ah isaga uu u baxay Madaxweynuhu dibna ugu soo laabtay Caasimada ayaa lagu yiri\u201d Warka kasoo baxey Xaaf.<\/p>\n<p>Maalmaha soo socda ayaa la filaya in Xaflad kooban lagu qabto Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,isla markaana uu xilka sirasmi ah ugu wareejiyo Madaxweynaha la doortey ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa ku guuleysay inuu la heshiiyo dhinacyada siyaasadda ee kasoo jeedo deegaanada Galmudug, waxaana Magaalada Dhuusamareeb ku sugan inta badan xildhibaanadii sida weyn uga soo horjeeday doorashadiisa.<\/p>\n<p>Axmed Qoor Qoor ayaa muujiyey dabacsanaan siyaasadeed, wuxuuna juhdi badan ku bixinayaa sidii uu u sharciyeysan lahaa kursiga uu ku fadhiyo oo muran badan ka dhashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa xalay dib ugu laabtey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kadib markii habeen ka hor uu safar deg deg ah ku tegay Magaalada Gaalkacyo. Xaaf oo sheegay in uu u tanaasuley Shacabka Galmudug ayaa maalmo ka hor waxaa uu tegay Magaalada dhuusamareeb, isaga oo kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144267,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa xalay dib ugu laabtey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kadib markii habeen ka hor uu safar deg deg ah ku tegay Magaalada Gaalkacyo. Xaaf oo sheegay in uu u tanaasuley Shacabka Galmudug ayaa maalmo ka hor waxaa uu tegay Magaalada dhuusamareeb, isaga oo kulan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-09T08:42:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-09T08:42:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg\",\"width\":630,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa xalay dib ugu laabtey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kadib markii habeen ka hor uu safar deg deg ah ku tegay Magaalada Gaalkacyo. Xaaf oo sheegay in uu u tanaasuley Shacabka Galmudug ayaa maalmo ka hor waxaa uu tegay Magaalada dhuusamareeb, isaga oo kulan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-09T08:42:21+00:00","og_image":[{"width":630,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/","name":"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg","datePublished":"2020-04-09T08:42:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/92369593_2859953804041629_5470416251966717952_n-630x420-1.jpg","width":630,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-sheegay-sababtii-uu-ugu-laabtay-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo sheegay sababtii uu ugu laabtay Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144266"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144268,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144266\/revisions\/144268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144267"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}