{"id":144281,"date":"2020-04-09T12:17:17","date_gmt":"2020-04-09T09:17:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144281"},"modified":"2020-04-09T12:17:17","modified_gmt":"2020-04-09T09:17:17","slug":"dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/","title":{"rendered":"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay kulan dhex-marey mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose,saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Odayaasha dhinac kamid ah kuwa ku dagaalamay degmadaas.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid Guddiga isku dhafka ah ee Dowladda dhexe iyo Maamulka Koonfur Galbeed ay su\u2019aalo ku weeydiinayeen Odayaasha labada dhinac Mashaqadii ka dhacay Wanlaweyn iyo Tuulooyinka hoos yimaada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoos Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ugu baaqay Odayaasha dhinacyada ay dirirtu dhex-martey inay ka fogaadaan waxkasta oo Colaad keeni karta.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in iyagu ay rabaan cadaalad,isla markaana cidkasta oo dambi ka gashay dadka Shacabka ah ay Cadaaladda horkeeni doonaan,hayeeshee Odayaasha labada dhinac laga doonayo inaysan gadaal marsan dadka dambiilayasha ah.<\/p>\n<p>Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal toos ahaa iyo dilal kala gooni gooni ahaa oo la xiriirey aanooyin qabiil,iyada oo sidoo kale taasi ay sababtay dhacdooyin naxdin leh oo ay kamid ahaayeen in qof la gowraco kuwo kalena inta la dilo in meydkooda la gubo.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-144281-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Guddoomiye-NajaxCadaaladda-ayaan-horkeyneynaa-dadkii.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Guddoomiye-NajaxCadaaladda-ayaan-horkeyneynaa-dadkii.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Guddoomiye-NajaxCadaaladda-ayaan-horkeyneynaa-dadkii.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay kulan dhex-marey mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose,saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Odayaasha dhinac kamid ah kuwa ku dagaalamay degmadaas. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid Guddiga isku dhafka ah ee Dowladda dhexe iyo Maamulka Koonfur Galbeed ay su\u2019aalo ku weeydiinayeen Odayaasha labada dhinac Mashaqadii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144241,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay kulan dhex-marey mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose,saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Odayaasha dhinac kamid ah kuwa ku dagaalamay degmadaas. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid Guddiga isku dhafka ah ee Dowladda dhexe iyo Maamulka Koonfur Galbeed ay su\u2019aalo ku weeydiinayeen Odayaasha labada dhinac Mashaqadii ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-09T09:17:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"588\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"477\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/\",\"name\":\"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-04-09T09:17:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png\",\"width\":588,\"height\":477},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d - Wardoon","og_description":"Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay kulan dhex-marey mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose,saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Odayaasha dhinac kamid ah kuwa ku dagaalamay degmadaas. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid Guddiga isku dhafka ah ee Dowladda dhexe iyo Maamulka Koonfur Galbeed ay su\u2019aalo ku weeydiinayeen Odayaasha labada dhinac Mashaqadii ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-09T09:17:17+00:00","og_image":[{"width":588,"height":477,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/","name":"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png","datePublished":"2020-04-09T09:17:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-15.png","width":588,"height":477},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-guddoomiye-najaxqofkasta-oo-dad-dilay-waalasooqabanaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:- Guddoomiye Najax\u201dQofkasta oo dad dilay waalasooqabanaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144281"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144283,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144281\/revisions\/144283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144241"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}