{"id":144284,"date":"2020-04-09T13:51:42","date_gmt":"2020-04-09T10:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144284"},"modified":"2020-04-09T13:55:36","modified_gmt":"2020-04-09T10:55:36","slug":"alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Deegaanka qayib iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid, waana kuwa loogu talagalay iney hawlgallo ammaanka lagu sugayo ka sameeyaan gobolka.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, waxaana la ogyahay in kooxaha Islaamiyiinta ah ay halkaas ku lahaayeen awood buuxda ka hor inta aysan isaga guurin maadaama ay ka war heleen ciidamada kusoo foolka leh halkaas.<\/p>\n<p>Dadka ku sugan deegaanadaas oo xogo siiyay warbaahinta gudaha ayaa qiray in kooxahii gacanta ku hayay deegaanka ay isaga baxeen iyadoo aysan jirin wax dirir ah oo ay la galeen ciidamada Dowladda ee soo gaaray deegaanka.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa carabka ku dhuftay in Ciidamada ay hawlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaano ay ka mid yahiin Cadakibir, balse ma jiraan wax hadal ah oo kassoo yeeray saraakiisha hawlgalka hogaamineysay ee la wareegay deegaanka Qaayib.<br \/>\nDeegaano ka tirsan Gobolka Galdaduud ayaa waxaa ku sugan oo gacanta ku hayo kooxda Al-Shabaab, waxaana jiro qorsho uu Maamulka Galmudug ku doonayo in lagu xoreeyo deegaanadaas.<\/p>\n<p>Ciidamo tiro badan ayaa waxaa tababar loogu soo gabagabeeyey meel u dhow Dhuusamareeb, waana ciidamada loogu talagalay in lagu weeraro meelo ay kamid tahay Ceelbuur iyo deegaano badan oo hoos tago.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug-300x193.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144286\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug1-300x174.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144287\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug2.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug2-300x187.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug2-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144288\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg\" alt=\"\" width=\"639\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg 639w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4-300x179.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 639px) 100vw, 639px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144289\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DFS-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DFS-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DFS-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DFS-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DFS-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144292\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidanka-696x330-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidanka-696x330-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidanka-696x330-1-300x142.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaanka qayib iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid, waana kuwa loogu talagalay iney hawlgallo ammaanka lagu sugayo ka sameeyaan gobolka. Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, waxaana la ogyahay in kooxaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144288,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Deegaanka qayib iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid, waana kuwa loogu talagalay iney hawlgallo ammaanka lagu sugayo ka sameeyaan gobolka. Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, waxaana la ogyahay in kooxaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-09T10:51:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-09T10:55:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/\",\"name\":\"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-09T10:51:42+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-09T10:55:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg\",\"width\":639,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Deegaanka qayib iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid, waana kuwa loogu talagalay iney hawlgallo ammaanka lagu sugayo ka sameeyaan gobolka. Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, waxaana la ogyahay in kooxaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-09T10:51:42+00:00","article_modified_time":"2020-04-09T10:55:36+00:00","og_image":[{"width":639,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/","name":"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg","datePublished":"2020-04-09T10:51:42+00:00","dateModified":"2020-04-09T10:55:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Galmudug4.jpg","width":639,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-isga-cararay-qaybo-kamid-ahgalmudug-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo isga cararay qaybo kamid ahGalmudug +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144284"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144284"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144294,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144284\/revisions\/144294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144288"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}