{"id":144315,"date":"2020-04-10T02:13:14","date_gmt":"2020-04-09T23:13:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144315"},"modified":"2020-04-10T02:13:14","modified_gmt":"2020-04-09T23:13:14","slug":"gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Somaliland ay leedahay dalal cadow ku ah, oo ay kamid tahay dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku gacan seyrtay inay aqoonsi buuxa siiso madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, iyada oo ilaa hadda loo aqoonsan-yahay maamul ka tirsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiye Saleebaan ayaa ka dhawaajiyey in Beesha caalamku ay arrimaheeda faraha kala baxdo, maadama uu si cad u diiday inuu u aqoonsado dal ka madax-banaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saleebaan ayaa sidoo kale muujiyey in Wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland looga dan leeyahay in dib loo mideeyo, isla markaana loo diidan yahay inay wada-hadaladaasi ka dhashaan madax-banaani ay hesho.<\/p>\n<p>\u201cSomaliland cadowgeedu waa badan yahay, aduunku inuu noo taliyo ayuu rabaa inaan wada-hadalno oo wax iska celinana ma rabo, Ictiraaf la\u2019aanta midnimadeena kaga soo gudubnay. Aduunkiina wuu diiday inuu na ictiraafo ee ha na nabad-gasho\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland.<\/p>\n<p>Hadalka Guddoomiyaha ayaa ku soo aadaya xili uu soo shaac baxay qorshe uu Abiy Ahmed uga dan leeyahay dib u furida wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, kaasi oo door weyn uu ka qaadan doono Ra\u2019iisal wasaare Khayre iyo xubno aamisan fikirka midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TVeKYiemKyk\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Somaliland ay leedahay dalal cadow ku ah, oo ay kamid tahay dowladda federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku gacan seyrtay inay aqoonsi buuxa siiso madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, iyada oo ilaa hadda loo aqoonsan-yahay maamul ka tirsan Soomaaliya. Gudoomiye Saleebaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144316,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Somaliland ay leedahay dalal cadow ku ah, oo ay kamid tahay dowladda federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku gacan seyrtay inay aqoonsi buuxa siiso madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, iyada oo ilaa hadda loo aqoonsan-yahay maamul ka tirsan Soomaaliya. Gudoomiye Saleebaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-09T23:13:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"546\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/\",\"name\":\"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png\",\"datePublished\":\"2020-04-09T23:13:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png\",\"width\":772,\"height\":546},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Somaliland ay leedahay dalal cadow ku ah, oo ay kamid tahay dowladda federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku gacan seyrtay inay aqoonsi buuxa siiso madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, iyada oo ilaa hadda loo aqoonsan-yahay maamul ka tirsan Soomaaliya. Gudoomiye Saleebaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-09T23:13:14+00:00","og_image":[{"width":772,"height":546,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/","name":"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png","datePublished":"2020-04-09T23:13:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-19.png","width":772,"height":546},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-saleebaan-aduunyadu-wey-diiday-in-ay-aqoonsato-somalilandvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Saleebaan: Aduunyadu wey diiday in ay aqoonsato Somaliland+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144315"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144315"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144317,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144315\/revisions\/144317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144316"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}