{"id":144331,"date":"2020-04-10T12:44:49","date_gmt":"2020-04-10T09:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144331"},"modified":"2020-04-10T12:44:49","modified_gmt":"2020-04-10T09:44:49","slug":"dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/","title":{"rendered":"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Korneyl Maxamed Aadan Koofi ayaa ka hadley Go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka iyo meelaha qaar oo la sheegay in uusan ka dhaqan gelin.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay Voa-da in Ciidamada Ammaanka iyo Hay\u2019adda socdaalka amarada lagu xiray Xaduudaha dalka si loga hortago Cudurka Coronavirus,isaga oo qorey inay jiraan meelo kamid ah dalka oo Amarkaasi uusan ka dhaqan gelin.<\/p>\n<p>Agaasime Koofi ayaa hadalkiisa intaasi waxaa uu ku darey inay socdaan dadaalo kale oo lagu doonayo in lagu dhaqan geliyo amaradaas,isla markaana ay kala kaashanayaan Dowlad goboleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p>Hadalka Agaasimaha Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kusoo aadayaa xilli dowladda ay horey ugu dhawaaqdey in la xiray Xaduudaha dalka lana joojiyey duulimaadyada Caaamiga ah,hayeeshee Magaalada Muqdiho iyo Magaalooyinka qaar si caadi ah Jaad (Qaad) lagu soo geliyo.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-144331-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Agaasime-KoofiWaxaa-jira-goobo-uusan-ka-dhaqan-gelin.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Agaasime-KoofiWaxaa-jira-goobo-uusan-ka-dhaqan-gelin.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Agaasime-KoofiWaxaa-jira-goobo-uusan-ka-dhaqan-gelin.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Korneyl Maxamed Aadan Koofi ayaa ka hadley Go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka iyo meelaha qaar oo la sheegay in uusan ka dhaqan gelin. Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay Voa-da in Ciidamada Ammaanka iyo Hay\u2019adda socdaalka amarada lagu xiray Xaduudaha dalka si loga hortago Cudurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144333,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Korneyl Maxamed Aadan Koofi ayaa ka hadley Go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka iyo meelaha qaar oo la sheegay in uusan ka dhaqan gelin. Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay Voa-da in Ciidamada Ammaanka iyo Hay\u2019adda socdaalka amarada lagu xiray Xaduudaha dalka si loga hortago Cudurka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-10T09:44:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/\",\"name\":\"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-10T09:44:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay - Wardoon","og_description":"Agaasimaha Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Korneyl Maxamed Aadan Koofi ayaa ka hadley Go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka iyo meelaha qaar oo la sheegay in uusan ka dhaqan gelin. Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay Voa-da in Ciidamada Ammaanka iyo Hay\u2019adda socdaalka amarada lagu xiray Xaduudaha dalka si loga hortago Cudurka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-10T09:44:49+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/","name":"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-04-10T09:44:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Koofi-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-agaasime-koofi-oo-kashifay-arin-ay-dowlada-qarinaysay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:-Agaasime Koofi oo kashifay arin ay dowlada qarinaysay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144331"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144334,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144331\/revisions\/144334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144333"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}