{"id":144343,"date":"2020-04-10T20:39:46","date_gmt":"2020-04-10T17:39:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144343"},"modified":"2020-04-10T20:51:39","modified_gmt":"2020-04-10T17:51:39","slug":"muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/","title":{"rendered":"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144344\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg\" alt=\"\" width=\"550\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg 550w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo-300x221.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 550px) 100vw, 550px\" \/><\/p>\n<p>Salaadda Jimcaha ayaan maanta laga oogin qaar ka mid ah masaajiddada ku yaalla magaalada Muqdisho kadib markii ciidamada booliska ay billaabeen howl-gallo aan horey loo shaacin oo dad badan ka yaabiyey.<\/p>\n<p>Degmooyinka aan maanta salaadii Jimcaha laga dukan ayaa waxaa ka mid ah Wadajir, Xamarweyne, Hodan, Howl-Wadaag, Bondheere iyo degmooyin kale, waxaana la sheegay in imaamyada masaajidyada lagu wargeliyey in la xiro si looga hortago faafitaanka cudurka coronavirus.<\/p>\n<p>Masaajiddada qaar ayaa dadkii loo diidey inay ku tukadaan waxaa ay ka sameeyeen banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan in masaajiddada la xiro, iyaga oo sheegayay inaysan aqbaleyn.<\/p>\n<p>Wasaaradda awqiifta iyo diinta ee xukuumadda Soomaaliya weli sooma saarin war rasmi ah oo ku aadan in la xiro masaajiddada, marka laga reebo inay horey u amartay in la xiro dugsiyada qur\u2019aanka iyo goobaha diinta lagu barto sida mowlacyada.<\/p>\n<p>Dhinaca kalana, warar soo baxaya, balse aan weli la xaqiijin, ayaa sheegaya in la amray milkiilayaasha maqaayadaha in ay xiraan goobahooda ganacsi, iyada oo laga baqdin qabo in dadku si fudud ay ku kala qaadaan cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa Arbacadii shaacisay in qofkii ugu horreeyey uu gudaha magaalada Muqdisho ugu dhintay cudurka Coronavirus ee caalamka ku faafaya. Qofkaas ayaa ahaa qof aan dibedda dalka aadin, oo cudurka ku qaaday gudaha.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sidoo kale shaacisay in afar qof oo ku sugan Muqdisho oo aan dalka ka bixin laga helay cudurka, ayada oo ku dhowaaqday in faafitaanka cudurka ee bulshada dhexdeeda (community spread) uu billowday, taasi oo soo rogi doonto halis caafimaad oo xoogan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-144343-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Sida-Muqdisho-looga-dareemey-tallaabo-ay-qaadeen-Ciidanka.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Sida-Muqdisho-looga-dareemey-tallaabo-ay-qaadeen-Ciidanka.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Dhageyso-Sida-Muqdisho-looga-dareemey-tallaabo-ay-qaadeen-Ciidanka.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Salaadda Jimcaha ayaan maanta laga oogin qaar ka mid ah masaajiddada ku yaalla magaalada Muqdisho kadib markii ciidamada booliska ay billaabeen howl-gallo aan horey loo shaacin oo dad badan ka yaabiyey. Degmooyinka aan maanta salaadii Jimcaha laga dukan ayaa waxaa ka mid ah Wadajir, Xamarweyne, Hodan, Howl-Wadaag, Bondheere iyo degmooyin kale, waxaana la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144344,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Salaadda Jimcaha ayaan maanta laga oogin qaar ka mid ah masaajiddada ku yaalla magaalada Muqdisho kadib markii ciidamada booliska ay billaabeen howl-gallo aan horey loo shaacin oo dad badan ka yaabiyey. Degmooyinka aan maanta salaadii Jimcaha laga dukan ayaa waxaa ka mid ah Wadajir, Xamarweyne, Hodan, Howl-Wadaag, Bondheere iyo degmooyin kale, waxaana la sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-10T17:39:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-10T17:51:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"550\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/\",\"name\":\"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-10T17:39:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-10T17:51:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg\",\"width\":550,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD - Wardoon","og_description":"Salaadda Jimcaha ayaan maanta laga oogin qaar ka mid ah masaajiddada ku yaalla magaalada Muqdisho kadib markii ciidamada booliska ay billaabeen howl-gallo aan horey loo shaacin oo dad badan ka yaabiyey. Degmooyinka aan maanta salaadii Jimcaha laga dukan ayaa waxaa ka mid ah Wadajir, Xamarweyne, Hodan, Howl-Wadaag, Bondheere iyo degmooyin kale, waxaana la sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-10T17:39:46+00:00","article_modified_time":"2020-04-10T17:51:39+00:00","og_image":[{"width":550,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/","name":"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg","datePublished":"2020-04-10T17:39:46+00:00","dateModified":"2020-04-10T17:51:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/getlstd-property-photo.jpg","width":550,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-masaajiddada-qaar-oo-ladiiday-in-lagu-dukado-salaada-jimcaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho Masaajiddada qaar oo ladiiday in lagu dukado salaada jimcaha +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144343"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144343"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144351,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144343\/revisions\/144351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144344"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}