{"id":144370,"date":"2020-04-11T22:17:36","date_gmt":"2020-04-11T19:17:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144370"},"modified":"2020-04-11T22:17:36","modified_gmt":"2020-04-11T19:17:36","slug":"dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/","title":{"rendered":"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka ee sida gaarka ah u tababaran (DANAB) ayaa caawa howgalo baaritaan ah ka sameeyey xaafado iyo dhismeyaal ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa Wardoon usheegay in howlgalkan ay ku dhaqaaqeen ka dib markii ay heleen xogo muhiim ah oo sheegaya in magaalada ay soo galeen shaqsiyaad qorsheynaya iney geystaan qaraxyo.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalka waxaa laga fuliyey xaafado bartilmaameed ahaa iyo xaafado kale oo tuhun weyn laga qabay iney ku jiraan rag falal amni daro qorsheynaya\u201d ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidamada howlgalka waday oo Wardoon.net la hadlay.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in ciidamadu ay soo qabteen intii ay howlgalkaas wadeen shaqsiyaad uu ku jiray nin guri ku yaalla magaalada ku heystay waxyaabo qarxa.<\/p>\n<p>\u201cNinkan ka tirsanaa kooxaha nabadiidka xabsiga ayaanu dhignay sharciga ayaana loo gudbinayaa, waxyaabihii qarxay ee uu heystay waala qarxiyey, waxaa kaloo jira shaqsiyaad kaloo la tuhunsan yahay kuwaasoo baaritaano ay ku socdaan\u201d ayuu yiri sarkaalka ka tirsan ciidamada amaanka Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka ee sida gaarka ah u tababaran (DANAB) ayaa caawa howgalo baaritaan ah ka sameeyey xaafado iyo dhismeyaal ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa Wardoon usheegay in howlgalkan ay ku dhaqaaqeen ka dib markii ay heleen xogo muhiim ah oo sheegaya in magaalada ay soo galeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144371,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Xoogga dalka ee sida gaarka ah u tababaran (DANAB) ayaa caawa howgalo baaritaan ah ka sameeyey xaafado iyo dhismeyaal ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa Wardoon usheegay in howlgalkan ay ku dhaqaaqeen ka dib markii ay heleen xogo muhiim ah oo sheegaya in magaalada ay soo galeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-11T19:17:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"463\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/\",\"name\":\"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-11T19:17:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":463},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa - Wardoon","og_description":"Ciidamada Xoogga dalka ee sida gaarka ah u tababaran (DANAB) ayaa caawa howgalo baaritaan ah ka sameeyey xaafado iyo dhismeyaal ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa Wardoon usheegay in howlgalkan ay ku dhaqaaqeen ka dib markii ay heleen xogo muhiim ah oo sheegaya in magaalada ay soo galeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-11T19:17:36+00:00","og_image":[{"width":696,"height":463,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/","name":"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg","datePublished":"2020-04-11T19:17:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/ciidamo-howlgal-baaritaan-baaris-askar-habeen-696x463-1.jpg","width":696,"height":463},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-oo-lagu-qabtay-nin-watay-walxo-qarxa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhuusamareeb oo lagu qabtay nin watay walxo qarxa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144370"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144372,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144370\/revisions\/144372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144371"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}