{"id":144383,"date":"2020-04-12T11:33:24","date_gmt":"2020-04-12T08:33:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144383"},"modified":"2020-04-12T11:33:24","modified_gmt":"2020-04-12T08:33:24","slug":"puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/","title":{"rendered":"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya ee la qorsheynayo in la qabto 2020 illaa 2021-ka.<\/p>\n<p>Dhabancad ayaa shir saxaafadeedkiisa ku sheegay in Puntland ay ka digeyso dib u dhac ku yimaada doorashada, iyadoo mar-marsiiyo looga dhiganayo xanuunka Coronavirus.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dib u dhaca uu sababi karo cawaaqib xumo siyaasadeed, khilaafaadyo hor leh oo soo kala dhex-gala dowladda dhexe iyo saamileyda siyaasadda.<\/p>\n<p>\u201cHaddii madaxda dowladda isku daydo inay sameeyaan muddo kororsi ay sababi karto in dalka ka dhacdo xasillooni daro iyo si qabqabsi siyaasadeed, mana ogolaan doono marmarsiiyo looga dhigto Coronavirus.\u201dayuu yiri wasiir Cabdiraxmaan Dhabancad.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Puntland aysan aqbali doonin in la qaado talaabooyin aysan qeyb ka aheyn oo ku wajahan arrimaha doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa ku baaqay in loo loogu diyaar-garoobo doorashada soo socota, si loogu qabto xilligii loo asteeyey.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo walaac xoogan xisbiyada mucaaradka iyo siyaasiyiinta qaarkood ay ka muujinayaan sida ay dowladda federaalka uga gaabisay diyaar-garowga doorashada 2020 illaa 2021-ka oo ku soo aaday, xilli haatan dalka uu ku jiro xaalad adag oo ay ugu daran-tahay mida la dagaalanka cudurka faafa ee Coronavirus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya ee la qorsheynayo in la qabto 2020 illaa 2021-ka. Dhabancad ayaa shir saxaafadeedkiisa ku sheegay in Puntland ay ka digeyso dib u dhac ku yimaada doorashada, iyadoo mar-marsiiyo looga dhiganayo xanuunka Coronavirus. Wasiirka ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144384,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya ee la qorsheynayo in la qabto 2020 illaa 2021-ka. Dhabancad ayaa shir saxaafadeedkiisa ku sheegay in Puntland ay ka digeyso dib u dhac ku yimaada doorashada, iyadoo mar-marsiiyo looga dhiganayo xanuunka Coronavirus. Wasiirka ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-12T08:33:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/\",\"name\":\"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-12T08:33:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya ee la qorsheynayo in la qabto 2020 illaa 2021-ka. Dhabancad ayaa shir saxaafadeedkiisa ku sheegay in Puntland ay ka digeyso dib u dhac ku yimaada doorashada, iyadoo mar-marsiiyo looga dhiganayo xanuunka Coronavirus. Wasiirka ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-12T08:33:24+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/","name":"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","datePublished":"2020-04-12T08:33:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kahadashay-doorashada-2020-2021-ka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo kahadashay doorashada 2020-2021-ka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144383"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144385,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144383\/revisions\/144385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144384"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}