{"id":144400,"date":"2020-04-12T22:21:05","date_gmt":"2020-04-12T19:21:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144400"},"modified":"2020-04-12T22:21:05","modified_gmt":"2020-04-12T19:21:05","slug":"muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","title":{"rendered":"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw shaacisay in magaalada Muqdisho lagu soo rogayo bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saarnaa doona mudo 15 cisho ah.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar, ayaa caawa sheegay in si dadka looga badbaadiyo khatarta cudurka Coronavirus, ay dowladdu go\u2019aamisay laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah ee taariikhdu ku beegantahay 15-ka bishan Abriil, in magaalada Muqdisho lagu soo rogo bandow ka bilaabanaya 8:00pm Fiidnimo, kuna eg 5:00am Subaxnimo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha booliska ayaa sheegay in bandowgu uu saameynayo isu-socodka dadka iyo gaadiidka, ganacsiga, marka laga reebo dukaamada cunnada qalalan laga iibsado iyo xarumaha caafimaadka sida farmashiyayaasha iyo isbitaallada, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheeygay in wax ka bedelka lagu qiimeyn doono xaaladda faafitaanka cudurka COVID-19. Waxuuna bulshada ka codsaday in ay bandowga u hoggaansamaan, si dadka looga badbaadiyo buu yiri cudurkan khatarta badan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Taliyaha ayaa faray ciidamada ammaanka in ay dadka xanuunsan ee xaaladaha deg-degga ah lasoo gudboonaadaan ay u fududeeyaan gaaritaanka goobaha caafimaadka si ay u helaan daryeelka ay u baahanyihiin, sida lagu sheegay qoraalkan.<\/p>\n<p>Cabsida uu abuuray cudurkan ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdisho, kadib markii ay korortay tirada dadka uu soo ritay oo u badan kuwo aan dalka meelna uga bixin.<\/p>\n<p>Illa hadda tarada la shaaciyey dadka uu ku dhacay gudaha dalka waxa ay gaarayaan 25 ruux, kuwaas oo laba u geeriyootay, labana ka bogsatay, halka inta kala lagu karaantiilay goobo gaar ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw shaacisay in magaalada Muqdisho lagu soo rogayo bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saarnaa doona mudo 15 cisho ah. Taliyaha Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar, ayaa caawa sheegay in si dadka looga badbaadiyo khatarta cudurka Coronavirus, ay dowladdu go\u2019aamisay laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah ee taariikhdu ku beegantahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144401,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw shaacisay in magaalada Muqdisho lagu soo rogayo bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saarnaa doona mudo 15 cisho ah. Taliyaha Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar, ayaa caawa sheegay in si dadka looga badbaadiyo khatarta cudurka Coronavirus, ay dowladdu go\u2019aamisay laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah ee taariikhdu ku beegantahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-12T19:21:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\",\"name\":\"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-12T19:21:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg\",\"width\":960,\"height\":638},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw shaacisay in magaalada Muqdisho lagu soo rogayo bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saarnaa doona mudo 15 cisho ah. Taliyaha Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar, ayaa caawa sheegay in si dadka looga badbaadiyo khatarta cudurka Coronavirus, ay dowladdu go\u2019aamisay laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah ee taariikhdu ku beegantahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-12T19:21:05+00:00","og_image":[{"width":960,"height":638,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","name":"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg","datePublished":"2020-04-12T19:21:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-185.jpg","width":960,"height":638},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MUQDISHO oo bandow lagu soo rogay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144400"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144402,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144400\/revisions\/144402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}