{"id":144491,"date":"2020-04-14T12:28:56","date_gmt":"2020-04-14T09:28:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144491"},"modified":"2020-04-14T12:28:56","modified_gmt":"2020-04-14T09:28:56","slug":"dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/","title":{"rendered":"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Dalka Masar waxaa ka dhacay dhacdo dad badan ka careesiisay kadib markii Dhaqtarad la sheegay in ay u geeriyootay caabuqa Caronavirus loo diiday in lagu aaso qabuuraha deegaankii ay ku nooleed.<\/p>\n<p>Dadka kunool deegaanka Shubra el-Bahou ee Nile Delta ee dalka Masar ayaa diiday in qabuuraha deegaankaasi lagu aaso dhaqtarad Sonia Abdelazim, oo 64-sabo jir aheyd oo jimcihii geeriyootay.<\/p>\n<p>Warbaahinta Masar ayaa ku warantay in dadka deegaanka ay is hortaag ku sameeyeen ambalaastii waday meydka Dhaqtarada geeriyootay xili la doonayay in qabuuraha lagu aaso, waxaana halkaasi ka dhashay rabshado.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska Masar oo soo gaaray qabuuraha ayaa dadkii diidanaa in meydka qabuuraha lagu aaso u adeegsaday sun iyo awood dheeraad ah, waxaan amarkii dambe lagu guuleestay in meydka lagu aaso qabuuraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Masar ayaa si kulul u cambaareeyay falkan xushmad darada ah ay ku dhaqmeen dadka deegaanka Shubra el-Bahou , waxa uuna dadkaasi ku tilmaamay kuwa xushmad laawayaal ah.<\/p>\n<p>Sheekha ugu wayn ee Muslimiinta Sunniga ee Masar, Sheekh Axmed al-Tayeb, ayaa sheegay in waxa dhacay ay aheyd wax xun oo aan ku habboonayn akhlaaqda bini\u2019aadamnimada iyo diintaba.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale falkaaci ka carooday si weyn u cambaareeyad dad kala duwan oo u dhashay dalka Masar , waxa ayna inta badan dadku ku baaqayeen in lasoo afjaro takoor lagu sameenayo dadka uu haleelo iyo kuwa u dhinta Caronavirus.<\/p>\n<p>Dadka xushmad darada kula kacay dhaqtarada la sheegay in ay u geeriyootay Caronavirus ayaa la tilmaamay in ay ka cabsanayeen hadii qabuuraha lagu aaso in uu ku faafo cudurkaasi gudaha deegaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144492\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-4-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-4-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-4-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-4-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-4-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144493\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2j6-WsAAoVB4.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2j6-WsAAoVB4.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2j6-WsAAoVB4-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144494\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Masar waxaa ka dhacay dhacdo dad badan ka careesiisay kadib markii Dhaqtarad la sheegay in ay u geeriyootay caabuqa Caronavirus loo diiday in lagu aaso qabuuraha deegaankii ay ku nooleed. Dadka kunool deegaanka Shubra el-Bahou ee Nile Delta ee dalka Masar ayaa diiday in qabuuraha deegaankaasi lagu aaso dhaqtarad Sonia Abdelazim, oo 64-sabo jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144494,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Masar waxaa ka dhacay dhacdo dad badan ka careesiisay kadib markii Dhaqtarad la sheegay in ay u geeriyootay caabuqa Caronavirus loo diiday in lagu aaso qabuuraha deegaankii ay ku nooleed. Dadka kunool deegaanka Shubra el-Bahou ee Nile Delta ee dalka Masar ayaa diiday in qabuuraha deegaankaasi lagu aaso dhaqtarad Sonia Abdelazim, oo 64-sabo jir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-14T09:28:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/\",\"name\":\"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-14T09:28:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg\",\"width\":620,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dalka Masar waxaa ka dhacay dhacdo dad badan ka careesiisay kadib markii Dhaqtarad la sheegay in ay u geeriyootay caabuqa Caronavirus loo diiday in lagu aaso qabuuraha deegaankii ay ku nooleed. Dadka kunool deegaanka Shubra el-Bahou ee Nile Delta ee dalka Masar ayaa diiday in qabuuraha deegaankaasi lagu aaso dhaqtarad Sonia Abdelazim, oo 64-sabo jir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-14T09:28:56+00:00","og_image":[{"width":620,"height":348,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/","name":"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg","datePublished":"2020-04-14T09:28:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EVT2jufXkAAdO8P.jpg","width":620,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtarad-u-geeriyootay-carona-oo-la-diiday-in-lagu-aaso-qabuuro-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144491"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144495,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144491\/revisions\/144495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144494"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}