{"id":144501,"date":"2020-04-14T21:34:13","date_gmt":"2020-04-14T18:34:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144501"},"modified":"2020-04-14T21:34:13","modified_gmt":"2020-04-14T18:34:13","slug":"mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/","title":{"rendered":"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa sharci daro ku tilmaamay xariga maanta dowlada Somalia kula kacday Weriye C\/casiis Gurbiye oo ka tirsanaa warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Warar madax banaan ayaa sheegaya in weriyaha loo xiray qoraal uu ku faafiyey baraha bulshada oo uu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaatay Mashiin loogu talo galay neef siinta sanbabada marka shaqadoodu ciriiri gasho.<\/p>\n<p><strong>Qoraal uu soo saaray Mahad salaad ayaa u qornaa sidatan:-<\/strong><\/p>\n<p>Wariye Cabdicasiis Xorriyadiisa si degdeg ah ha loogu soo celiyo, Madaxweyne Farmaajona mashiinka ha soo celiyo!<\/p>\n<p>Wariye Cabdicasiis Gurbiye ayaa saakay lagu xiray Saldhiga Hodan ee magaalada Mogadishu. Amarka lagu xiray wariyaha ayaa waxa bixiyay Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii shalay wariye Cabdicasiis qoray in Madaxweyne Farmaajo qaatay mashiin loogu deeqay dadka qaba cudurka Covid 19 ee ku karantiilan Isbitaal Martiini. Mashiinkaan ayaa loogu talo galay neef siinta sanbabada marka shaqadoodu ciriiri gasho, waxaana afka qalaad lagu yiraahdaa \u201cVENTILATOR\u201d. Shalay ayaa waxaa tagay Isbitaal Martiini mas\u2019uuliyiin ka socda Madaxtooyada Soomaaliya, waxayna gaba-gabeeyeen shaqaalaha Isbitaal Martiini, waxaana la waydiiyay su\u2019aalo la xiriira cida sheegtay mashiinkaan in Isbitaalka laga qaaday Madaxtooyadana la geeyay.<\/p>\n<p><strong>BAAQ:<\/strong><\/p>\n<p>Haddaba, waxaan ugu baaqaynaa hay\u2019adaha amniga iyo Madaxweynaha Soomaaliya in Cabdicasiis xorriyadiisa si degdeg ah loogu soo celiyo. Aanan lagu xadgudbin xorriyada hadalka iyo xuquuqda wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ku shaqeeya daruufo aad u adag. Sidoo kale waxaan kula talinaynaa Madaxweynaha hadii uusan rabin in wax laga sheego in uu si degdeg ah ku soo celiyo mashiinka laga qaaday Isbitaal Martiini ee Madaxtooyada la geeyay. Sababtoo ah baahida cabsi ee Madaxtooyada kajirta mid ka daran oo waliba dhab ah ayaa kajirta Isbitaalada Mogadishu. Waana sababta dad mas\u2019uuliyiin ah ugu geeriyoodeen Isbitaal Martiini baahi loo qabo mashiinkaan daraadeed.<\/p>\n<p><strong>Mahadsanidiin.<\/strong><br \/>\n<strong>Hon. Mahad Salad<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-24.png\" alt=\"\" width=\"485\" height=\"586\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-24.png 485w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-24-248x300.png 248w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-24-348x420.png 348w\" sizes=\"(max-width: 485px) 100vw, 485px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa sharci daro ku tilmaamay xariga maanta dowlada Somalia kula kacday Weriye C\/casiis Gurbiye oo ka tirsanaa warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho. Warar madax banaan ayaa sheegaya in weriyaha loo xiray qoraal uu ku faafiyey baraha bulshada oo uu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144506,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa sharci daro ku tilmaamay xariga maanta dowlada Somalia kula kacday Weriye C\/casiis Gurbiye oo ka tirsanaa warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho. Warar madax banaan ayaa sheegaya in weriyaha loo xiray qoraal uu ku faafiyey baraha bulshada oo uu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-14T18:34:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/\",\"name\":\"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-14T18:34:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa sharci daro ku tilmaamay xariga maanta dowlada Somalia kula kacday Weriye C\/casiis Gurbiye oo ka tirsanaa warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho. Warar madax banaan ayaa sheegaya in weriyaha loo xiray qoraal uu ku faafiyey baraha bulshada oo uu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaatay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-14T18:34:13+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/","name":"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg","datePublished":"2020-04-14T18:34:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-4.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-farmaajo-mishiinka-soo-celi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Salaad: \u201cFarmaajo mishiinka soo celi\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144501"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144501"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144505,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144501\/revisions\/144505"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144506"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}