{"id":144517,"date":"2020-04-15T13:38:57","date_gmt":"2020-04-15T10:38:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144517"},"modified":"2020-04-15T13:38:57","modified_gmt":"2020-04-15T10:38:57","slug":"dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/","title":{"rendered":"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144518\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"659\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow-300x257.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow-696x597.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow-489x420.jpg 489w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Faah faahino ka soo baxaya shaqaaqo sababtay dil oo xalay ka dhacday guriga lagu hayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo weli u xiran dowladda, kadib markii 2018-kii laga soo qabtay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dil loo geystay mid ka mid ah askartii ilaalada ka heysay gurigaasi, kaas oo uu dilkiisu fuliyey askari kake oo waardiyeyaasha ka tirsan.<\/p>\n<p>Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Aweys Cabdullaahi Xaashi, kaas oo ka tirsanaa ciidamada nabad-sugida ee illaalada ka heysay xabsiga guriga la geliyay Roobow.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daray in dilka uu yimid, kadib markii uu maran soo kala dhex-galay askariga la dilay iyo midka wax dilay, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Ciidamada amniga ayaa gacanta ku dhigay askariga kale ee dilka geystay oo haatan ku jira xabsiga<\/p>\n<p>Askariga la dilay oo ahaa Dable ka tirsan Ciidanka nabad sugida ee NISA<\/p>\n<p>Ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadaasi, balse wararka ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay askariga geystay dilkaasi.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa sidoo kale la sheegay inay sababtay qal-qal ku yimid ammaanka guriga Sheekh Mukhtaar Roobow oo horay uga soo goostay kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Tan iyo sanadkii 2018-kii markii la soo xiray wadaadkaan ayaa waxaa lagu wareejiyey hay\u2019adda NISA oo weli gacanta ku heysa, isagoo xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino ka soo baxaya shaqaaqo sababtay dil oo xalay ka dhacday guriga lagu hayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo weli u xiran dowladda, kadib markii 2018-kii laga soo qabtay magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya in dil loo geystay mid ka mid ah askartii ilaalada ka heysay gurigaasi, kaas oo uu dilkiisu fuliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144518,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino ka soo baxaya shaqaaqo sababtay dil oo xalay ka dhacday guriga lagu hayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo weli u xiran dowladda, kadib markii 2018-kii laga soo qabtay magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya in dil loo geystay mid ka mid ah askartii ilaalada ka heysay gurigaasi, kaas oo uu dilkiisu fuliyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-15T10:38:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/\",\"name\":\"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-15T10:38:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg\",\"width\":768,\"height\":659},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow - Wardoon","og_description":"Faah faahino ka soo baxaya shaqaaqo sababtay dil oo xalay ka dhacday guriga lagu hayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo weli u xiran dowladda, kadib markii 2018-kii laga soo qabtay magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya in dil loo geystay mid ka mid ah askartii ilaalada ka heysay gurigaasi, kaas oo uu dilkiisu fuliyey [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-15T10:38:57+00:00","og_image":[{"width":768,"height":659,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/","name":"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg","datePublished":"2020-04-15T10:38:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Roobow.jpg","width":768,"height":659},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dil-ka-dhacay-guriga-lagu-hayo-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dil ka dhacay guriga lagu hayo Mukhtaar Roobow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144517"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144519,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144517\/revisions\/144519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144518"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}