{"id":144530,"date":"2020-04-15T14:06:45","date_gmt":"2020-04-15T11:06:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144530"},"modified":"2020-04-15T14:06:45","modified_gmt":"2020-04-15T11:06:45","slug":"puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/","title":{"rendered":"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144531\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142-300x188.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa dacwad ka gudbiyay wadaad sheegtay inuu dadka ka dawaynayo cudurka coronavirus. Dacwadan waxaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta.<\/p>\n<p>Wadaadkaan oo lagu magacaabo sheikh Cabdi Xaaq, balse dadku u yaqaaniin Sheikh Rusheeye, ayaa dhawaan baraha bulshada lasoo dhigay isagoo sheeganaya inuu qur\u2019aanka kariimka ah dadka kaga daweynayo cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Arrimaha lagu eedeeyay waxaa kamid ah, In uu bulshada marin habaaninayo islamarkaana uu ku shaqeysanayo cilmi uusan aqoonteeda lahayn iyo inuu dadka lacago badan uga qaato isagoo ku gambanaya qur\u2019aanka ilaaheey.<\/p>\n<p>Dacwadiisa ayaa kusoo beegantay maalin kadib markii Sheikh Rusheeye uu safar ugu ambo baxay dhinaca Somaliland, isagoo qalabkiisii ka rartay magaalada Bosaso.<\/p>\n<p>Wadaadkaan muddo dheer ayuu degenaa gudaha Puntland, wuxuuna caan ku ahaa inuu dadka ka saari jiray isha iyo wixii lamidka ah. Boqolaal qof ayaa addeegiisa ku xirnaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa dacwad ka gudbiyay wadaad sheegtay inuu dadka ka dawaynayo cudurka coronavirus. Dacwadan waxaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta. Wadaadkaan oo lagu magacaabo sheikh Cabdi Xaaq, balse dadku u yaqaaniin Sheikh Rusheeye, ayaa dhawaan baraha bulshada lasoo dhigay isagoo sheeganaya inuu qur\u2019aanka kariimka ah dadka kaga daweynayo cudurka Coronavirus. Arrimaha lagu eedeeyay waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144531,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa dacwad ka gudbiyay wadaad sheegtay inuu dadka ka dawaynayo cudurka coronavirus. Dacwadan waxaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta. Wadaadkaan oo lagu magacaabo sheikh Cabdi Xaaq, balse dadku u yaqaaniin Sheikh Rusheeye, ayaa dhawaan baraha bulshada lasoo dhigay isagoo sheeganaya inuu qur\u2019aanka kariimka ah dadka kaga daweynayo cudurka Coronavirus. Arrimaha lagu eedeeyay waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-15T11:06:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/\",\"name\":\"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-15T11:06:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg\",\"width\":660,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa dacwad ka gudbiyay wadaad sheegtay inuu dadka ka dawaynayo cudurka coronavirus. Dacwadan waxaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta. Wadaadkaan oo lagu magacaabo sheikh Cabdi Xaaq, balse dadku u yaqaaniin Sheikh Rusheeye, ayaa dhawaan baraha bulshada lasoo dhigay isagoo sheeganaya inuu qur\u2019aanka kariimka ah dadka kaga daweynayo cudurka Coronavirus. Arrimaha lagu eedeeyay waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-15T11:06:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":414,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/","name":"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg","datePublished":"2020-04-15T11:06:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020415637225258082673142.jpg","width":660,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-dacwad-kusoo-oogtay-sheikh-rusheeye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo dacwad kusoo oogtay Sheikh Rusheeye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144530"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144532,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144530\/revisions\/144532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144531"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}