{"id":144553,"date":"2020-04-16T10:16:04","date_gmt":"2020-04-16T07:16:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144553"},"modified":"2020-04-16T10:16:04","modified_gmt":"2020-04-16T07:16:04","slug":"cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144554\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE--300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan xoog kula wareegeen xarunta maamulka gobolka.<\/p>\n<p>Ciidamada ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan oo horey u joogeen ciidamo ka amar qaata gudoomiyihii xilka laga qaaday Cali Muxumed Caraale.<\/p>\n<p>Wariye ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay in la xir xiray qaar kamid ah ciidamadii ku sugnaa xarunta maamulka gobolka, waxaana hada inta badan xarunta mamaulka ku sugan ciidamo ka amar qaata gudoomiyaha cusub ee Hiiraan.<\/p>\n<p>Gudoomiyihii hore ee gobolka HIiraan Cali Caraale oo ka biyo diiday xil ka qaadistii lagu sameeyay in uu xilka wareejiyo ayaan si rasmi ah loo ogeyn halka uu joogo, waxaana socda dadaalo ay saakay wadaan waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan Baladweyne.<\/p>\n<p>Inta badan Gudoomiyaasha gobolka Hiiraan ayaa looga bartay in ay diidaan xil ka qaadista lagu sameeyo, waxaana lagu dhameyn jiray khilaafka ka dhasha xil wareejinta wadahadal , hasa ahaatee waxaa hada muuqata in awood xilka kula wareegayo gudoomiyaha cusub ee Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan xoog kula wareegeen xarunta maamulka gobolka. Ciidamada ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan oo horey u joogeen ciidamo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144554,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan xoog kula wareegeen xarunta maamulka gobolka. Ciidamada ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan oo horey u joogeen ciidamo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-16T07:16:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-16T07:16:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan xoog kula wareegeen xarunta maamulka gobolka. Ciidamada ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan oo horey u joogeen ciidamo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-16T07:16:04+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/","name":"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg","datePublished":"2020-04-16T07:16:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2017920636414654326889644CALI-JEYTE-.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-xoog-kula-wareegay-xarunta-maamulka-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Jeyte oo xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144553"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144555,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144553\/revisions\/144555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144554"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}