{"id":144578,"date":"2020-04-16T21:07:18","date_gmt":"2020-04-16T18:07:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144578"},"modified":"2020-04-16T21:07:18","modified_gmt":"2020-04-16T18:07:18","slug":"daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/","title":{"rendered":"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go\u2019aan ka gaarto haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasi oo si ku talo-gal ah loogu abuuray<\/p>\n<p>Sidoo kale xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Beijing \u201cinay caddeyso\u201d waxa ay ogtahay ee ku saabsan xaqiiqda cudurkan.<\/p>\n<p>Asalka cudurkan ayaa weli ah mid aan la ogeyn. Hase yeeshee waxaa horey loo sheegay inuu ka dillaacay suuq xoolaha lagu iibiyo oo ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, taasi oo Mareykanka ay shaki weyn ka qabaan.<\/p>\n<p>Taleefishinka Fox News ayaa Arbcadii sheegay in fayruska uu ka yimid sheybaar ku yaalla Wuhan, balse aan looga dan lahayn in hub ahaan loo adeegsado ee uu qeyb ka ahaa dadaal Shiinaha ay ku muujinayaan awooddooda ah inay aqoonsan karaan oo ay fayrus ula dagaalami karaan si la mid ah ama ka awood badan Mareykanka.<\/p>\n<p>Warbixintan iyo kuwa kale ayaa sheegay in qof uu fayruska ku qaaday sheybaarka kadib tegay suuq xoolaha lagu gowraco halkaasna uu ka billowdo faafitaanka.<\/p>\n<p>Trump oo isaga oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Aqalka Cad wax laga weydiiyey arrintan ayaa sheegay inuu ka warhayo wararka sheegaya in fayruska uu kasoo baxsaday sheybaar ku yaalla Wuhan.<\/p>\n<p>\u201cWaan baari doonaa xaaladdan aadka u xun ee dhacday,\u201d ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo oo la hadlay Fox News kadib shirka jaraa\u2019id ee Trump ayaa yiri \u201cwaxaan ognahay in fayruska uu ka yimid Wuhan. Islamarkaana sheybaarka Wuhan Institute Virology dhowr mile oo kaliya ayuu u jiraa suuqa xoolaha.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka dooneynaa dowladda Shiinaha inay is-furto, oo ay sharaxdo sida cudurkan u faafay, dowladda Shiinaha waa inay runta caddeyso,\u201d ayuu yiri Pompeo.<\/p>\n<p>Sheybaarka Wuhan Institute of Virology ayaa bishii Febraayo ku gacan seeray xanta ku saabsan in fayruska si ku talo-gal ah loogu abuuray halkaas, kadibna uu kasoo baxsaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/av\/embed\/p089mgks\/52305562\" width=\"840\" height=\"500\" frameborder=\"0\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go\u2019aan ka gaarto haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasi oo si ku talo-gal ah loogu abuuray Sidoo kale xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Beijing \u201cinay caddeyso\u201d waxa ay ogtahay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144580,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go\u2019aan ka gaarto haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasi oo si ku talo-gal ah loogu abuuray Sidoo kale xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Beijing \u201cinay caddeyso\u201d waxa ay ogtahay ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-16T18:07:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1164\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"655\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/\",\"name\":\"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-16T18:07:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg\",\"width\":1164,\"height\":655},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go\u2019aan ka gaarto haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasi oo si ku talo-gal ah loogu abuuray Sidoo kale xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Beijing \u201cinay caddeyso\u201d waxa ay ogtahay ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-16T18:07:18+00:00","og_image":[{"width":1164,"height":655,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/","name":"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg","datePublished":"2020-04-16T18:07:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Trump.jpg","width":1164,"height":655},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mareykanka-oo-baaraya-asalka-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Mareykanka oo baaraya asalka Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144578"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144578"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144581,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144578\/revisions\/144581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}