{"id":144582,"date":"2020-04-17T13:17:52","date_gmt":"2020-04-17T10:17:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144582"},"modified":"2020-04-17T13:17:52","modified_gmt":"2020-04-17T10:17:52","slug":"xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/","title":{"rendered":"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa si kulul uga soo horjeestay talaabo uu shalay qaaday Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Somalia Mahad Cabdalla Cawad oo booqday Isbitaal ay maamuli jirtay dowlada Imaaraadka oo ku yaalla magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Isbitaalka Shiikh Zayed oo ay ka howlgeli jireen dhakhaatiir u dhashay dalka Imaaraadka ayaa muddo 2 sano ah u xiran khilaaf ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Mahad Cawad ayaa sheegay in isbitaalkaas oo dhex yaallo qalab caafimaad oo baahi weyn loo qabo xili dalku ku jiro dagaal looga hortagayo cudurka COVID-19, isagoo dowlada ugu baaqay iney la wareegto isbitaalka si loogu daweeyo dadka uu cudurkan soo ritay.<\/p>\n<p>Mahad Cawad ayaa nasiib daro ku tilmaamay in dowlada imaaraadku ay diiday in qalabka yaalla isbitaalka la isticmaalo, wuxuuna xusay in loo baahan yahay dowlady iney talaabo adag qaado.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144584\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-27.png\" alt=\"\" width=\"482\" height=\"604\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-27.png 482w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-27-239x300.png 239w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-27-335x420.png 335w\" sizes=\"(max-width: 482px) 100vw, 482px\" \/><\/p>\n<p><strong>Mahad Salaad oo u jawaabaya samigiis Mahad Cawad ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal dheer oo uu ku dhaliilayo hadalada ka soo yeeray kaasoo u qornaa sidatan:-<\/strong><\/p>\n<p>Qayladhaantan Gudoomiye Mahad Cawad kuma matalo Goleyaasha Qaranka ee malaha Qadar ayaa ka dhex hadashay<span class=\"_5mfr\"><span class=\"_6qdm\">&#x2757;&#xfe0f;<\/span><\/span><\/p>\n<p>Xalay waxaan dhageystay shir jaraa\u2019id oo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad ku hor qabtay Isbitaalka \u2018\u2019Sheikh Zayed\u2019\u2019 ee ku yaalla magaalada Mogadishu oo ay maamuli jirtay dowlada Imaaraadka, kana howlgali jireen dhakhaatiir u dhashay dalkaas oo muddo 2 sano ah u xirnaa khilaaf ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Gu<span class=\"text_exposed_show\">doomiye Mahad hadaladiisa waxaa ka mid ahaa Isbitaalkan qalab caafimaad ayaa dhex yaala, waa naloo diiday, ma xirnaan karo, mana la haysan karo, sidaas daraadeed waxaan ugu baaqayaa Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha in ay furaan Isbitaalkaan. Xoogaa dhaar iyo buulo-xuufto ahna waa ku daray hadalkiisa. Marka waxaan su\u2019aali lahaa Gudoomiye Mahad:<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>1. Mudane Gudoomiye, adiga Wasiir caafimaad miyaad tahay, maxaa shaqadaan ku dhex geliyay, mise waxaad rabtaa inaad dadka Soomaaliyeed iyo caalamkaba u rumayso warkii ahaa Barlamaanku wuxuu noqday qayb ka mid ah hay\u2019adda fulinta (xukuumada)?<\/p>\n<p>2. Mudane Gudoomiye, Isbitaalkaan qalabka dhex yaala waxaa iska leh dowladda Imaaraadka, muddo labo sano ah ayuuna xiranyahay, dowlad Soomaaliyeed oo dabo socota oo hanaloo furo lehna ma aanan arag, marka maxaa isku soo beegay qayladhaantaada maanta iyo diyaaradii Imaaraadka ee qalabka caafimaad maalmo kahor keentay magaalooyinka Mogadishu, Hargeysa iyo Garoowe mise Qadar ayaa qoonsatay oo noo qayli ku tiri markaan?<\/p>\n<p>3. Mudane Gudoomiye, mar hadaad afka ka sheegtay, annaguna garanay ujeedada ka dambeysa oo amaro la bixiyo iyo addimo Qadar oo fuliya ayaa xigi doona ee adiga intaas miyey kaaga egtahay mise alalaas kale ayaa wali kuu harsan?<\/p>\n<p>4. Mudane Gudoomiye, Golahii guddoonkiisa aad ka midka ahayd qorshuhu wuxuu ahaa in la furo toban maalmood ka hor, xitaa kuma aadnan guulaysan inaad xildhibaanada golaha u soo dirtaan wargelin ah sababta kalfadhigii u furmi waayay iyo goorta la isku soo laabanayo, marka soo kuuma muuqato in aad ku fashilantay shaqadii laguu igmaday mid aadan shaqo ku lahayna aad dabo ordayso?<\/p>\n<p>5. Mudane Gudoomiye, shirkaagan jaraa\u2019id ee ay ka muuqato taxadar la\u2019aanta iyo iska dhago tirka qaadashada talooyinka ka hortagga cudurka, gaar ahaan xirashada maskiga iyo kala fogaanshaha dadka, soo kama habboonayn in aad uga warbixiso halka ay marayso howsha ummadda Soomaaliyeed ka sugayso guddigii Barlamaanka ee loo xilsaaray howlaha dhammaystirka sharciga doorashada halka ay marayso si aanay xilligeedii uga dib dhicin, ama aad ku raadiso mashiinkii (ventilator) laga qaatay Isbitaalka Martiini ee wali ku maqan Madaxtooyada Madaxweyne Farmaajo?<\/p>\n<p>Waxaan rajaynayaa saaxiibkey Gudoomiye Mahad in uusan dhib u arag hogatusaaleyntayda balse uu ka dhigto talo walaal oo toosinaysa<span class=\"_5mfr\"><span class=\"_6qdm\">&#x2757;&#xfe0f;<\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144583\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93856352_1644115642409298_2671072730119405568_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"530\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93856352_1644115642409298_2671072730119405568_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93856352_1644115642409298_2671072730119405568_n-300x166.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93856352_1644115642409298_2671072730119405568_n-768x424.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93856352_1644115642409298_2671072730119405568_n-696x385.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93856352_1644115642409298_2671072730119405568_n-761x420.jpg 761w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><strong>Mahadsanid.<\/strong><br \/>\n<strong>Hon. Mahad Salad<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa si kulul uga soo horjeestay talaabo uu shalay qaaday Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Somalia Mahad Cabdalla Cawad oo booqday Isbitaal ay maamuli jirtay dowlada Imaaraadka oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Isbitaalka Shiikh Zayed oo ay ka howlgeli jireen dhakhaatiir u dhashay dalka Imaaraadka ayaa muddo 2 sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144585,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144582","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa si kulul uga soo horjeestay talaabo uu shalay qaaday Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Somalia Mahad Cabdalla Cawad oo booqday Isbitaal ay maamuli jirtay dowlada Imaaraadka oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Isbitaalka Shiikh Zayed oo ay ka howlgeli jireen dhakhaatiir u dhashay dalka Imaaraadka ayaa muddo 2 sano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-17T10:17:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/\",\"name\":\"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png\",\"datePublished\":\"2020-04-17T10:17:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png\",\"width\":512,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa si kulul uga soo horjeestay talaabo uu shalay qaaday Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Somalia Mahad Cabdalla Cawad oo booqday Isbitaal ay maamuli jirtay dowlada Imaaraadka oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Isbitaalka Shiikh Zayed oo ay ka howlgeli jireen dhakhaatiir u dhashay dalka Imaaraadka ayaa muddo 2 sano [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-17T10:17:52+00:00","og_image":[{"width":512,"height":378,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/","name":"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png","datePublished":"2020-04-17T10:17:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/unnamed.png","width":512,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-mahad-salaad-oo-si-kulul-u-weeraray-guddoomiye-mahad-cawad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhiban Mahad Salaad oo si kulul u weeraray Guddoomiye Mahad Cawad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144582"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144582"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144587,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144582\/revisions\/144587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}