{"id":144630,"date":"2020-04-19T13:17:46","date_gmt":"2020-04-19T10:17:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144630"},"modified":"2020-04-19T13:17:46","modified_gmt":"2020-04-19T10:17:46","slug":"dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa xoogiisu wuxuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Fadhigaab oo hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Ugu yaraan illaa 2 qof ayaa ku geeriyootay dagaalkaan, iyadoona ay ku dhaawacmeen saddex kale.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka diriraya oo maalmihii la soo dhaafay waday dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda ayaa isku haya arrimo la xariira dhul-daaqsimeed.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona weli ay is-horfadhiyaan maleeshiyaadka labada dhinac oo abaabul dagaal ka wada halkaasi.<\/p>\n<p>Inta badan Ceel-Afweyn iyo deegaanada hoos-yimaada ayaa waxaa ku soo laa-laabta dagaal beeleedyada, iyadoo Somaliland lagu eedeeyey inay ka gaabisay wax ka qabadashada colaadahaasi oo ay ku dhinteen dad badan, kuna barakaceen kuwa kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. Dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa xoogiisu wuxuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Fadhigaab oo hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi. Ugu yaraan illaa 2 qof ayaa ku geeriyootay dagaalkaan, iyadoona ay ku dhaawacmeen saddex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144631,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. Dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa xoogiisu wuxuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Fadhigaab oo hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi. Ugu yaraan illaa 2 qof ayaa ku geeriyootay dagaalkaan, iyadoona ay ku dhaawacmeen saddex [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-19T10:17:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-19T10:17:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. Dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa xoogiisu wuxuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Fadhigaab oo hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi. Ugu yaraan illaa 2 qof ayaa ku geeriyootay dagaalkaan, iyadoona ay ku dhaawacmeen saddex [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-19T10:17:46+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":639,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/","name":"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg","datePublished":"2020-04-19T10:17:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/DAGAAL-BEELEED-1.jpg","width":1200,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kaqarxay-gobolka-sanaag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo kaqarxay gobolka Sanaag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144630"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144632,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144630\/revisions\/144632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144631"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}