{"id":144643,"date":"2020-04-19T13:56:57","date_gmt":"2020-04-19T10:56:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144643"},"modified":"2020-04-19T14:53:35","modified_gmt":"2020-04-19T11:53:35","slug":"c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka daba-yimid warkii Madaxtooyada Villa Somalia ay faafisay ee ahaa mashruuca Baxnaano oo uu Madaxweynaha daah-furay, kaasoo qorshihiisa yahay in lagu taakuleeyo dad gaaraya 1.3 milyan oo qof oo ah dadka danta yar.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa wax laga naxo ku tilmaamay in Madaxweynaha uu ka run shegei waayo Mashruuca Baxnaan cida maalgelisay, isagoo ahaa mashruuc sanado badan soo socda oo ay wadeen Hey\u2019addo ka tirsan Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>\u201cWaa wax laga naxo in madaxweynihii dalka uu kari waayo in uu ka run sheego mashruuca Baxnaano ee uu shalay daah furay. Mashruuca oo sanado soo socday waxaa deeqdiisa leh Baanka Aduunka, fulintiisana haydaha WFP iyo UNICEF, maamulkiisa kore ayaa lagu maamusay dowlada Soomaaliya, waxaana loogu tala galay in lagu gacan qabto dadka ay abaaraha, fatahaadaha webiyada iyo masiibooyinka kale ee dabiiciga cayrteeyeen oo ay dalagii iyo xoolahii noolaa ka baabi\u2019iyeen ka dibna xeryaha qaxootiyada galay, si ay noloshoodii dib ugu laabtaan oo saboolnimada looga saaro\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa soo qaatay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay munaasabadda daah furka mashruucaas oo ahaa in Madaxweynuhu markii u horeysay ku sheegay deeq ay dowladdu dadkeeda gaarsiiso, balse uu dafiray runta iyo xaqiiqada mashruuca.<\/p>\n<p>\u201cSow ma haboonayn intii uu Madaxweynuhu oran lahaa waa markii ugu horaysay oo ay dawladu dadkeeda deeq gaarsiiso in uu mashruuca runta ka sheego, una mahadceliyo cidii deeqda bixisay, kuwa fulinta u xilsaaran, kadibna xuso kaalinta ay dawlada mashruuca haatan ku leedahay, isagoo khajilayana raaciyo kaalinta haboonayd in ay dawlada ku yeelayo intii uu sheegan lahaa deeq ajnabi ah ka timid, una ekeysiin lahaa in loogu tala galay ka hortaga Karoona Fayris\u201dayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu tilmaamay in Hoggaanka siyaasadda laga rabo inuu dadkiisa runta u sheego, una daacad waramo, si kalsoonida ay shacabka ku qabaan dowladda u kabco, iyo aaminaada muwaadinka u haayo hoggaanka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144652\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-30.png\" alt=\"\" width=\"497\" height=\"634\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-30.png 497w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-30-235x300.png 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-30-329x420.png 329w\" sizes=\"(max-width: 497px) 100vw, 497px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka daba-yimid warkii Madaxtooyada Villa Somalia ay faafisay ee ahaa mashruuca Baxnaano oo uu Madaxweynaha daah-furay, kaasoo qorshihiisa yahay in lagu taakuleeyo dad gaaraya 1.3 milyan oo qof oo ah dadka danta yar. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa wax laga naxo ku tilmaamay in Madaxweynaha uu ka run shegei waayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144644,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka daba-yimid warkii Madaxtooyada Villa Somalia ay faafisay ee ahaa mashruuca Baxnaano oo uu Madaxweynaha daah-furay, kaasoo qorshihiisa yahay in lagu taakuleeyo dad gaaraya 1.3 milyan oo qof oo ah dadka danta yar. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa wax laga naxo ku tilmaamay in Madaxweynaha uu ka run shegei waayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-19T10:56:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-19T11:53:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"571\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"537\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/\",\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-19T10:56:57+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-19T11:53:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg\",\"width\":571,\"height\":537},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka daba-yimid warkii Madaxtooyada Villa Somalia ay faafisay ee ahaa mashruuca Baxnaano oo uu Madaxweynaha daah-furay, kaasoo qorshihiisa yahay in lagu taakuleeyo dad gaaraya 1.3 milyan oo qof oo ah dadka danta yar. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa wax laga naxo ku tilmaamay in Madaxweynaha uu ka run shegei waayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-19T10:56:57+00:00","article_modified_time":"2020-04-19T11:53:35+00:00","og_image":[{"width":571,"height":537,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/","name":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg","datePublished":"2020-04-19T10:56:57+00:00","dateModified":"2020-04-19T11:53:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Warsame.jpg","width":571,"height":537},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-cida-maalgelisay-mashruuca-baxnaano\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay cida maalgelisay Mashruuca Baxnaano"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144643"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144643"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144654,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144643\/revisions\/144654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144644"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}