{"id":144646,"date":"2020-04-19T14:14:47","date_gmt":"2020-04-19T11:14:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144646"},"modified":"2020-04-19T14:14:47","modified_gmt":"2020-04-19T11:14:47","slug":"akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/","title":{"rendered":"Akhriso Galmudug &#038; Kililka 5aad oo heshiis gaarey"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa heshiis rasmi ah lagu kala dhex-dhigay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamey deegaano ku yaalla xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago Dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin ka kala socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa laga saarey heshiis ka kooban 13 qodob oo ku saabsan heshiisiinta labada beelood iyo sugida Amniga Xaduudka ee Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Qodobada heshiiska ayaa waxaa ugu muhiimsan in hubka dhigis lagu sameeyo labada maleeshiyo beeleed wixii hub sharci darro ah ee lagu arko xaduudaha ay la wareegeen Ciidamada Federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya.<\/p>\n<p>In guud ahaan xaduudka labada dal uu noqdo mid ka caagan hunba iyo abaabul Ciidan beeleed.<\/p>\n<p>In arrimaha xaduudaha labada dal ay ka hadlaan Guddiyada xaduudaha ee labada dawladood ama cidda ay wakiishaan.<\/p>\n<p>In qofkii ama ciddii fal dambiyeed ka geysata xaduudka ay iska kaashadaan soo qabashadooda labada dawladood.<\/p>\n<p>In wixii tabasho beeleed ah ee ka dhex jira dhinaca Gudaha Soomaaliya waxka qabashadeeda looga baahan yahay dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p><strong>Hadaba Hoos Ka Akhriso Qodobada Heshiiska oo dhameystiran.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144647\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-12.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-12.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-12-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-12-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-12-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144648\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-6.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-6.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-6-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-6-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-6-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144649\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-5.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-5.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-5-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-5-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-5-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa heshiis rasmi ah lagu kala dhex-dhigay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamey deegaano ku yaalla xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago Dowladda Itoobiya. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin ka kala socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa laga saarey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144650,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Galmudug &amp; Kililka 5aad oo heshiis gaarey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Galmudug &amp; Kililka 5aad oo heshiis gaarey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa heshiis rasmi ah lagu kala dhex-dhigay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamey deegaano ku yaalla xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago Dowladda Itoobiya. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin ka kala socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa laga saarey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-19T11:14:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/\",\"name\":\"Akhriso Galmudug & Kililka 5aad oo heshiis gaarey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-19T11:14:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Galmudug &#038; Kililka 5aad oo heshiis gaarey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Galmudug & Kililka 5aad oo heshiis gaarey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Galmudug & Kililka 5aad oo heshiis gaarey - Wardoon","og_description":"Kulan ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa heshiis rasmi ah lagu kala dhex-dhigay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamey deegaano ku yaalla xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago Dowladda Itoobiya. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin ka kala socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa laga saarey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-19T11:14:47+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/","name":"Akhriso Galmudug & Kililka 5aad oo heshiis gaarey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg","datePublished":"2020-04-19T11:14:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-5.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-kililka-5aad-oo-heshiis-gaarey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Galmudug &#038; Kililka 5aad oo heshiis gaarey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144646"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144651,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144646\/revisions\/144651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144650"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}