{"id":144667,"date":"2020-04-20T21:21:08","date_gmt":"2020-04-20T18:21:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144667"},"modified":"2020-04-20T21:21:08","modified_gmt":"2020-04-20T18:21:08","slug":"guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/","title":{"rendered":"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Baanadir Cumar Filish, ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Shibis, Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen, kadib markii lagu helay arimo musuqmaasuq.<\/p>\n<p>Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Dheere, ayaa saxaafada usoo bandhigay xilka ka qaadistaan, isagoo sheegay in guddoomiyaha degmada Shibis lagu helay dambiyo ay kamid yihiin, inuu qaatay lacago ah laaluush uuna qirtay inuu falkaas ku kacay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xilka laga qaaday ayaa sidoo kale loo diray waaxda dambi barista ee CID, si baaritaan loogu sameeyo dambiyada loo haysto.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo guddoomiyaha gobolka Banaadir uu qaado tilaabo caynkaan ah, sidoo kale horey uma dhicin in guddoomiye degmo xilka looga qaado arimo musuq maasuqa la xidhiidha sanadihii ugu dambeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Baanadir Cumar Filish, ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Shibis, Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen, kadib markii lagu helay arimo musuqmaasuq. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Dheere, ayaa saxaafada usoo bandhigay xilka ka qaadistaan, isagoo sheegay in guddoomiyaha degmada Shibis lagu helay dambiyo ay kamid yihiin, inuu qaatay lacago ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144668,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Baanadir Cumar Filish, ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Shibis, Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen, kadib markii lagu helay arimo musuqmaasuq. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Dheere, ayaa saxaafada usoo bandhigay xilka ka qaadistaan, isagoo sheegay in guddoomiyaha degmada Shibis lagu helay dambiyo ay kamid yihiin, inuu qaatay lacago ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-20T18:21:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/\",\"name\":\"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-20T18:21:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay - Wardoon","og_description":"Wareegto kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Baanadir Cumar Filish, ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Shibis, Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen, kadib markii lagu helay arimo musuqmaasuq. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Dheere, ayaa saxaafada usoo bandhigay xilka ka qaadistaan, isagoo sheegay in guddoomiyaha degmada Shibis lagu helay dambiyo ay kamid yihiin, inuu qaatay lacago ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-20T18:21:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/","name":"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg","datePublished":"2020-04-20T18:21:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020420637229761020488530.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomyihii-degmada-shibis-oo-xilkii-laga-qaaday-xabsina-loo-taxaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaaday Xabsina loo taxaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144667"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144669,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144667\/revisions\/144669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144668"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}