{"id":144670,"date":"2020-04-20T21:23:36","date_gmt":"2020-04-20T18:23:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144670"},"modified":"2020-04-20T21:23:36","modified_gmt":"2020-04-20T18:23:36","slug":"mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Deeqda oo qeyb ka aha kaalmada Mareykanka ee Soomaaliya siinayo ayaa ka koobneyd 350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo loogu talogalay isbitaalada lagu daweynayo dadka qaba Coronavirus.<\/p>\n<p>Mukhtaar Yuusuf Cirro oo ka mid ah masuuliyiinta hey\u2019adda Mareykanka ee arrimaha gar gaarka oo ku wareejiyay deeqan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay tahay mid loogu talagalay inay dowladda Soomaaliya kaga hortagto cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Soomaaliya Dr.Fowsiya Abiikar Nuur oo qalaaka la wareegtay ayaa uga mahadcelisay hey\u2019adda USAID oo deeqada soo gaarsiisay, waxayna sheegtay in la gaarsiin doono Maamul Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144671\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"608\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWCkPTWXgAATI7m-746x420.jpg 746w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144672\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144673\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"570\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS-300x158.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS-1024x540.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS-768x405.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS-696x367.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS-1068x564.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjpjaXgAEzngS-796x420.jpg 796w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Deeqda oo qeyb ka aha kaalmada Mareykanka ee Soomaaliya siinayo ayaa ka koobneyd 350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo loogu talogalay isbitaalada lagu daweynayo dadka qaba Coronavirus. Mukhtaar Yuusuf Cirro oo ka mid ah masuuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144672,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Deeqda oo qeyb ka aha kaalmada Mareykanka ee Soomaaliya siinayo ayaa ka koobneyd 350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo loogu talogalay isbitaalada lagu daweynayo dadka qaba Coronavirus. Mukhtaar Yuusuf Cirro oo ka mid ah masuuliyiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-20T18:23:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/\",\"name\":\"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-20T18:23:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Deeqda oo qeyb ka aha kaalmada Mareykanka ee Soomaaliya siinayo ayaa ka koobneyd 350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo loogu talogalay isbitaalada lagu daweynayo dadka qaba Coronavirus. Mukhtaar Yuusuf Cirro oo ka mid ah masuuliyiinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-20T18:23:36+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/","name":"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg","datePublished":"2020-04-20T18:23:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/EWDjojjXgAYC3e3.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-qalab-caafimaad-ugu-deeqay-soomaaliya-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo Qalab Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144670"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144674,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144670\/revisions\/144674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144672"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}