{"id":144699,"date":"2020-04-22T11:55:50","date_gmt":"2020-04-22T08:55:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144699"},"modified":"2020-04-22T11:55:50","modified_gmt":"2020-04-22T08:55:50","slug":"golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan latashiyadii ugu dambeeyay ee lagu soo magacaabo golaha Wasiirada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxtooyada maamulka Galmudug waxaa xalay ilaa saakay laga dareemayaa mashquul la xariira magacaabista golaha Wasiirada maamulka Galmudug, waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uu Madaxweyne Qoor Qoor ku dhawaaqo golihiisa Wasiira.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay waxaa inta badan diyaarsan liiska golaha Wasiirada cusub ee Galmudug, waxaana hada socda la tashiyadii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista golaha Wasiirada cusub.<\/p>\n<p>Wasiirada cusub uu ku dhawaaqayo Madaxweynaha Galmudug ayaa wararku sheegayaan in ay ku jiraan siyaasiyiin caan ah oo qaarkood xilal kasoo qabteen dowlada federaalka, waxaa sidoo kale ku jira dhalinyaro qeyb weyn ka qaatay ololihii Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb waxaa isugu tagay dad badan uu damac ugu jiro in ay kasoo dhax muuqdaan golaha wasiirada cusub ee Galmudug, waxaana la filayaa in Madaxweynaha Galmudug in saacadaha soo aadan ku dhawaqo Golaha Wasiirada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan latashiyadii ugu dambeeyay ee lagu soo magacaabo golaha Wasiirada maamulka Galmudug. Madaxtooyada maamulka Galmudug waxaa xalay ilaa saakay laga dareemayaa mashquul la xariira magacaabista golaha Wasiirada maamulka Galmudug, waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uu Madaxweyne Qoor Qoor ku dhawaaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144437,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan latashiyadii ugu dambeeyay ee lagu soo magacaabo golaha Wasiirada maamulka Galmudug. Madaxtooyada maamulka Galmudug waxaa xalay ilaa saakay laga dareemayaa mashquul la xariira magacaabista golaha Wasiirada maamulka Galmudug, waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uu Madaxweyne Qoor Qoor ku dhawaaqo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-22T08:55:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/\",\"name\":\"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-22T08:55:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan latashiyadii ugu dambeeyay ee lagu soo magacaabo golaha Wasiirada maamulka Galmudug. Madaxtooyada maamulka Galmudug waxaa xalay ilaa saakay laga dareemayaa mashquul la xariira magacaabista golaha Wasiirada maamulka Galmudug, waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uu Madaxweyne Qoor Qoor ku dhawaaqo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-22T08:55:50+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/","name":"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg","datePublished":"2020-04-22T08:55:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-2.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-galmudug-oo-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144699"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144700,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144699\/revisions\/144700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144437"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}