{"id":144731,"date":"2020-04-23T13:03:43","date_gmt":"2020-04-23T10:03:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144731"},"modified":"2020-04-23T13:03:43","modified_gmt":"2020-04-23T10:03:43","slug":"madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Dunida waxaa saameyntii ugu xumeyd ku yeeshay caabuqa Caronavirus, waxaana khubarada caafimaadka iyo shirkadaha waa weyn ee sameeya daawooyinka wali raadinayaan daawo u roon cudurka Caronavirus iyo talaal looga hortago cudurkaasi.<\/p>\n<p>Wali lama helin wax daawo ah oo cudurkan leeyahay, waxa ayna dhaqaatiirta iyo khubarada caafimaadka kaliya talo ku bixinayaan in laga feejignaado cudurkaasi lagana hortago in bulshada ku faafo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Madagaskar Andry Rajoelina, ayaa soo bandhigay daawo dhireed uu sheegay in daawo u yahay caabuqa Caronavirus, waxaana daawadan uu soo bandhigay Madaxweynaha u sameesan tahay sharoobo oo kale.<\/p>\n<p>Sharoobada uu madaxweyne Andry Rajoelina sheegay inay dawo u tahay Covid-19 ayaa laga sameeyay dhirta loo yaqaan artemisia ee qeyb ahaan kamid ah daawada lagu dabiibo cudurka malaariyada iyo dhir kale oo ka baxda waddankaasi.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Madagaskar ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in daawadan mudo sadex isbuuc ah lagu tijaabiyay 20-qof, waxaana Madaxweynaha sheegay in sharoobadan uu ku tilmaamay shaah dhireed ku caafimaadeed 2-qof.<\/p>\n<p>Madaxweyne Andry Rajoelina ayaa ka sheegay munaasabad uu kusoo bandhigayay daawo dhireedkan in muhiim tahay in dadku isticmaalaan gaar ahaan ardayda si ay uga bad baadaan caabuqa Caronavirus.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Hay\u2019adda caafimaadka adduunka (WHO) ayaa sheegtay in aanay jirin dawo la xaqiijiyay in lagu dabiibi karo cudurka Covid-19, waxa ayna Hay\u2019adda ka digtay isticmaalka daawadan la sheegay in ay u fiican tahay Covid-19.<\/p>\n<p>Mac-hadka dawooyinka qaran ee Madagaskar ayaa shaki weyn galisay waxtarka daawadan uu Madaxweynaha soo bandhigay, machadka ayaana sheegay in daawadan khatar gelin karto caafimaadka dadka, maadaama aan qaab cilmiyeysan loo hubin waxtarkeeda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1.png\" alt=\"\" width=\"655\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1.png 655w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144733\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png\" alt=\"\" width=\"665\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png 665w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-300x172.png 300w\" sizes=\"(max-width: 665px) 100vw, 665px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144734\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3.png 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-629x420.png 629w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dunida waxaa saameyntii ugu xumeyd ku yeeshay caabuqa Caronavirus, waxaana khubarada caafimaadka iyo shirkadaha waa weyn ee sameeya daawooyinka wali raadinayaan daawo u roon cudurka Caronavirus iyo talaal looga hortago cudurkaasi. Wali lama helin wax daawo ah oo cudurkan leeyahay, waxa ayna dhaqaatiirta iyo khubarada caafimaadka kaliya talo ku bixinayaan in laga feejignaado cudurkaasi lagana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144733,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144731","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dunida waxaa saameyntii ugu xumeyd ku yeeshay caabuqa Caronavirus, waxaana khubarada caafimaadka iyo shirkadaha waa weyn ee sameeya daawooyinka wali raadinayaan daawo u roon cudurka Caronavirus iyo talaal looga hortago cudurkaasi. Wali lama helin wax daawo ah oo cudurkan leeyahay, waxa ayna dhaqaatiirta iyo khubarada caafimaadka kaliya talo ku bixinayaan in laga feejignaado cudurkaasi lagana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-23T10:03:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"665\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png\",\"datePublished\":\"2020-04-23T10:03:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png\",\"width\":665,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dunida waxaa saameyntii ugu xumeyd ku yeeshay caabuqa Caronavirus, waxaana khubarada caafimaadka iyo shirkadaha waa weyn ee sameeya daawooyinka wali raadinayaan daawo u roon cudurka Caronavirus iyo talaal looga hortago cudurkaasi. Wali lama helin wax daawo ah oo cudurkan leeyahay, waxa ayna dhaqaatiirta iyo khubarada caafimaadka kaliya talo ku bixinayaan in laga feejignaado cudurkaasi lagana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-23T10:03:43+00:00","og_image":[{"width":665,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/","name":"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png","datePublished":"2020-04-23T10:03:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.png","width":665,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-madagaskar-oo-soo-bandhigay-daawada-caronavirus-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Madagaskar oo soo bandhigay Daawada Caronavirus +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144731"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144731"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144735,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144731\/revisions\/144735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144733"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}