{"id":144749,"date":"2020-04-23T22:39:08","date_gmt":"2020-04-23T19:39:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144749"},"modified":"2020-04-23T22:39:08","modified_gmt":"2020-04-23T19:39:08","slug":"nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/","title":{"rendered":"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144751\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png\" alt=\"\" width=\"694\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png 694w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2-300x193.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2-654x420.png 654w\" sizes=\"(max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliay ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xafiiska xeer-ilaalinta qaranka u gudbisay natiijada baaris ay sheegtay inay ku sameysay weriye Haaruun Macruuf, oo ka tirsan VOA.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey ku tiri \u201cNISA waxay u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, gungaarka baarista gal-dacwadeedka Haruun Macruuf, si uu uga guto talaabooyinka sharciga ah ee ku habboon,\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka NISA laguma bixin wax faah-faahin ah oo intaas dheer.<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p>Qoraalkan ayaa yimid 20 maalmood kadib markii qoraal kale oo NISA ay soo saartay 3-dii April ay ku sheegtay inay \u201ctallaabada ku habboon ee sharciga ah ka qaadeyso\u201d weriye Haaruun Macruuf.<\/p>\n<p>Qoraalkaas ayey NISA ku sheegtay in Haaruun Macruuf uu \u201cleeyahay xiriiro khatar ku ah amniga qaranka, kuna kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144750\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-46.png\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"249\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-46.png 508w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-46-300x147.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-46-324x160.png 324w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Weriye Haaruun Macruuf iyo idaacadda VOA illaa iyo hadda kama jawaabin qoraalkii hore ee NISA, hase yeeshee waxaa qoraalkaas cambaareysay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal ay safaaradda soo saartay 5-tii April ayey ku tiri \u201cHaaruun Macruuf waa weriye la ixtiraamo oo xirfadle ah oo ka howl-gala VOA, waana mid ka mid ah suxufiyiinta ugu saameynta badan Soomaalida. Weerarada NISA waxay halis gelinayaan xoriyadda hadalka iyo madax-banaanida warbaahinta ee aas-aaska u ah dimqoraadiyadda iyo isla xisaabtanka dowladeed ee Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Idaacadda VOA ee uu ka shaqeeya Haaruun Macruuf ayaa hoos-tagta wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka, si la mid ah safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo iyana hoos-tagta wasaaradda.<\/p>\n<p>Haaruun Macruuf ayaa waxa uu caan ku yahay in inta badan uu ka warramo arrimaha amniga, gaar ahaan kooxda Al-Shabaab iyo weerada ay fuliso, isaga oo qoray buug si gaar ah uga hadlaya Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale leeyahay barnaamij sameeya baaritaanada oo lagu magacaabo \u201cGalka Baarista\u201d, kaasi oo marar badan baahiyey, banaankana soo dhigay xogo ka qarsoon shacabka, oo qaarkood ku saabsan musuq-maasuq ka dhex jira hay\u2019adaha dowladda iyo gaabsi dhanka ah amniga ah oo ka muuqda hay\u2019adaha amniga dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliay ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xafiiska xeer-ilaalinta qaranka u gudbisay natiijada baaris ay sheegtay inay ku sameysay weriye Haaruun Macruuf, oo ka tirsan VOA. Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey ku tiri \u201cNISA waxay u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, gungaarka baarista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144751,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliay ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xafiiska xeer-ilaalinta qaranka u gudbisay natiijada baaris ay sheegtay inay ku sameysay weriye Haaruun Macruuf, oo ka tirsan VOA. Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey ku tiri \u201cNISA waxay u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, gungaarka baarista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-23T19:39:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"694\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/\",\"name\":\"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png\",\"datePublished\":\"2020-04-23T19:39:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png\",\"width\":694,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliay ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xafiiska xeer-ilaalinta qaranka u gudbisay natiijada baaris ay sheegtay inay ku sameysay weriye Haaruun Macruuf, oo ka tirsan VOA. Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey ku tiri \u201cNISA waxay u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, gungaarka baarista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-23T19:39:08+00:00","og_image":[{"width":694,"height":446,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/","name":"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png","datePublished":"2020-04-23T19:39:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-2.png","width":694,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-warcusub-kasoo-saartay-kiiska-haaruun-macruuf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"NISA oo warcusub kasoo saartay kiiska Haaruun Macruuf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144749"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144749"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144753,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144749\/revisions\/144753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144751"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}