{"id":144783,"date":"2020-04-24T23:38:54","date_gmt":"2020-04-24T20:38:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144783"},"modified":"2020-04-24T23:38:54","modified_gmt":"2020-04-24T20:38:54","slug":"faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/","title":{"rendered":"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig"},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga Faarax Macallin ayaa qeexid yaab leh ka bixiyey heshiiska ay shalay magaalada Nairobi ku gaareen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo mucaaradka isbadal doonka Jubaland ee kasoo horjeeday oo ay ku jiraan Seeraar iyo Xidig.<\/p>\n<p>Faarax Macallin ayaa heshiiskaas ku qeexay inuu la macno yahay ajaaniib heshiis ku kala saxiixday dal ay shisheeye ku yihiin, isaga oo sheegay kuwa heshiiska galay aysan dhammaantood kasoo jeedin Jubaland, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cCid ka mid ah afarta saxiixayaal sharciyad uma haysato Jubaland. Dhammaantood waxay ka yimaadeen gobolka Soomaalida Itoobiya. Kaliya dadka u dhashay deegaanka Jubaland ayaa go\u2019aan ka gaari kara mustaqbalka gobolka. Waa ajaaniib heshiis ku kala saxiixanaya dal ay shisheeye ku yihiin, marka ay quseyso madax-banaanida hay\u2019ad,\u201d ayuu yiri Faarax Macallin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94069044_3519132641447051_3088286136720687104_n.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94069044_3519132641447051_3088286136720687104_n.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94069044_3519132641447051_3088286136720687104_n-169x300.jpg 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94069044_3519132641447051_3088286136720687104_n-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Faarax Macallin, oo ay isku beel yihiin xubnaha heshiiska saxiixday ayaa marar badan dhaliilay maamulka Axmed Madoobe, ayada oo la rumeysan yahay inay aad isugu dhowyihiin dowladda federaalka, gaar ahaan Villa Somalia.<\/p>\n<p>Waxa uu horey ula saftay dowladda federaalka markii ciidamada qaranka iyo kuwa wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan ay ku dagaalameen Beled-Xaawo, isagoo Janan ku tilmaamay hoggaamiye kooxeeed ay dowladda Kenya hubeyneyso.<\/p>\n<p>\u201cKenya waxay hubeeneysaa hoggaamiye kooxeed baxsad ah, kadibna waxay hoggaamiye kooxeedkaas u ogolaaneysaa inuu gudaha dalka Kenya kasoo weeraro Soomaaliya isaga oo ku gabanaya hoobiyeyaasha Kenya. Markii ay Ciidamada Qaranka Soomaaliya ay is-difaacaanna, oo ay rasaas ugu jawaabaan, Uhuru waxa uu ku cabaadayaa in Soomaaliya ay soo weerartay dhulka Kenya. Allaha na bad-baadiyo,\u201d ayuu yiri Faarax Macallin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Faarax Macallin ayaa qeexid yaab leh ka bixiyey heshiiska ay shalay magaalada Nairobi ku gaareen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo mucaaradka isbadal doonka Jubaland ee kasoo horjeeday oo ay ku jiraan Seeraar iyo Xidig. Faarax Macallin ayaa heshiiskaas ku qeexay inuu la macno yahay ajaaniib heshiis ku kala saxiixday dal ay shisheeye ku yihiin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144764,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga Faarax Macallin ayaa qeexid yaab leh ka bixiyey heshiiska ay shalay magaalada Nairobi ku gaareen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo mucaaradka isbadal doonka Jubaland ee kasoo horjeeday oo ay ku jiraan Seeraar iyo Xidig. Faarax Macallin ayaa heshiiskaas ku qeexay inuu la macno yahay ajaaniib heshiis ku kala saxiixday dal ay shisheeye ku yihiin, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-24T20:38:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/\",\"name\":\"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-24T20:38:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1536},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig - Wardoon","og_description":"Siyaasiga Faarax Macallin ayaa qeexid yaab leh ka bixiyey heshiiska ay shalay magaalada Nairobi ku gaareen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo mucaaradka isbadal doonka Jubaland ee kasoo horjeeday oo ay ku jiraan Seeraar iyo Xidig. Faarax Macallin ayaa heshiiskaas ku qeexay inuu la macno yahay ajaaniib heshiis ku kala saxiixday dal ay shisheeye ku yihiin, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-24T20:38:54+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1536,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/","name":"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg","datePublished":"2020-04-24T20:38:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Jubland.jpg","width":2048,"height":1536},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallin-oo-sheegay-inay-itoobiyaan-yihiin-axmed-madobeserar-iyo-xidig\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faarax Macallin oo sheegay inay itoobiyaan yihiin Axmed Madobe,Serar iyo Xidig"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144783"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144785,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144783\/revisions\/144785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144764"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}