{"id":144829,"date":"2020-04-26T23:10:38","date_gmt":"2020-04-26T20:10:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144829"},"modified":"2020-04-26T23:11:35","modified_gmt":"2020-04-26T20:11:35","slug":"laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144830\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad Alle, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Mahad-Alle ku beddelay oo inuu xilkan qabto u magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Aadan Sheekh Cali Fiidoow oo ahaa ku-xigeenka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Hawlaha Guud, waxaana xilka loo dhiibay Mudane Cumar Cali Cabdi.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha ayaa markii uu arkay in ay jirto baahi loo qabo in loo magacaabo Gobolka Banaadir ku-xigeennada Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Hawlaha Guud. Markii uu tixgeliyay khibradda shaqo ee ay mudanayaashan xilkan loo magacaabayo u leeyihiin howlaha loo magacaabay waxa uu soo saaray xeerkan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay madaxtooyada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144831\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-50.png\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"448\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-50.png 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-50-300x168.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-50-768x430.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-50-696x390.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-50-750x420.png 750w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu yiri \u201cWaxaa la baabi\u2019iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub, wuxuuna dhaqangalayaa maanta oo ah Axad, taariikhduna ay ku beegantahay 26ka Abriil, 2020.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajeeyay labada Guddoomiye ku-xigeen inuu Eebbe u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, isaga oo kula dardaarmay inay si hufan u gutaan hawlaha baaxadda leh ee horyaalla.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad Alle, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa Mahad-Alle ku beddelay oo inuu xilkan qabto u magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye Madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144830,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad Alle, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa Mahad-Alle ku beddelay oo inuu xilkan qabto u magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye Madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Aadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-26T20:10:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-26T20:11:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-26T20:10:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-26T20:11:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad Alle, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa Mahad-Alle ku beddelay oo inuu xilkan qabto u magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye Madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Aadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-26T20:10:38+00:00","article_modified_time":"2020-04-26T20:11:35+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg","datePublished":"2020-04-26T20:10:38+00:00","dateModified":"2020-04-26T20:11:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/page-9.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-ka-mid-ah-ku-xigeenada-g-banaadir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laba ka mid ah ku-xigeenada G\/Banaadir oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144829"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144829"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144833,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144829\/revisions\/144833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144830"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}